Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Nolosha malaysia guud ahaan iyo gaar ahaan Waxbarashada ...
   
September 06 - 2008 Cowslafil.com
 

Waddanka Malaysia waxa uu ku yaallaa koofurta Asia. Malaysia waa waddan ku fiican dalxiiska, Malaysia waxeey leedahay xeebo wanagaasan iyo cimilo wanaagsan, dhulka Malaysia waxuu ka koobanyahay laba qeybood oo la kala yiraahdo kalbeed Malaysia ( Peninsular Malaysia iyo Semenanjung Malaysia ) oo ka kooban 14 gobol


Xaga wax barashadda Malaysia waxeey leedhay 24 university oo ka kooban public University (Jaamacadaha Dowladu Leedahay) iyo Private University ( Jaamacaddaha shirakadaha isk leeyihiin).

Public University (Jaamacadaha Dowladdu Leedahay) badankood Undergraduate program ayaa lagu dhigtaa ama oo lagu qaataa afka Malay oo ah luuqadda wadankaan.

Postgraduate programs waxaa lagu dhigtaa af ka English, hanaqoto Private Universities ama public universities , sidoo kale private universities waxaa lagu dhigtaa af ka English either Undergraduate programs or postgraduate programs . Dhamaan jaamacadaha iyo collages in Malaysia , marnaba ma bixiyaan scholarship ama kaalmo, arrintaan ayaa soomaali badan ku soo qaldameen kadib markii eey iska yimaadeen ayagoo aan haysan wax lacag, una haystay in malaysia laga helo kaalmo wax barasho, waxaa dhacday in arday badan laga joojiyay wax barashadii kadib markii eey iska bixinwaayeen lacagihii wax barashadda (fees) iyo lacagta Visa .Malaysia waxaad kaliya ee aad ku tashankartaa waa waxii lacag ah ee aad haysatit ama aad hubtit in laguu soo diri karo.

Xaga qarashka waxbarashadda Jaamacaddahu waxa uu u dhaxeeyaan sanadkii from $2800 ilaa $4000 per year , laakiin Maadooyinka Kusaabsan Caafimaadka waxa eey laba jeer ka sareeyaan Qiimaaha maadooyinka Kale

Dhanka nolosha qofka dhax dhaxaadka ah waxuu bishii u baahnaan karaa ilaa $300 ilaa $400, noloshadda caadiga ah ( for normal life). Dhanka shaqadda, ajaanibta waxaa aad ugu adag in shaqo ka helaan Malaysia sababtoo ah waxaa aad loo adkeeyay sharciyadda lagu heli karo shaqadda , qaas ahaan ardayda looma ogola in shaqeeyaan

Dhanka immigration ama socdaalka , ardayga waxaa loo ogolyahay in uu soo qaato visa ardaynimo in ta uu malaysia imaanin , visa ardaynimadda waa mid sanad walba la cusbooneeysiiyo. Waxaa kaloo laga rabaa ardayga in uu soo galo wadanka asigoo haysto aqbalaad Jaamacadeed sidaas daraateed habka ugu wanaagsan oo qofkii dooneysa in Malaysia arday ka noqoto ayaa ah inay marka hore ka soo codsadaan jaamacada halka ay joogaan intaysan imaan Malaysia, kadibna markii ay jaamacada ku qaadato la yimaado.

Wixii kusaabsan Jaamacadaha ama Collages waxaad ka heli kartaa internet’ka , waxaad kusoo codsankrtaa application’ka online. Wixii information dheerad ah aniga xitaa waad igala soo xiriiri kartaan.

Name: Mukhtar Xaaji Buuxe, waxan jooga malaysia ilaa 7sano waxan ka dhameyey Bachelor of Busness Information System, hadana waxan u ahey wakiil xawalada BAKAAL EXPRESS wadankan Malaysia oo aan ardeyda halkan biilkoda iyo iskool feeskooda loogu soo diri karo.

Khibrad weyn na u leeyahey wadankan malaysia dhanka ganacsiga ama education wixii ku sabsan.

Emailada igala soo xiriiri kartaan

E-mail: juu11@yahoo.com

E-mail: juu12@hotmail.com

Phone: 0060126214442



Cowslafil.com
Malaysia, Kualalampur
juu11@yahoo.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn