Qasaaro
ka dhashay bam gacmeed xalay lagu weeraray fariisin ay
ciidamada dawladda federalka ku lahayeen Baydhaba
uley 05- 2008
Safiirka dowladda Maraykanka
u fadhiya dalka Itoobiya ayaa sheegay in dowladda Maraykanku
ay taageersan tahay howlgalada ay ciidamada Itoobiya
ka wadaan soomaaliya...July-02
Howlgallo ciidamada booliska
DF iyo kuwa Itoobiya ay maanta ka sameeyeen degmooyinka
X/weyne, X/jajab iyo Hodan oo lagu soo qabtay dad rayid
ahJuly-02
Sheikh shariif looma dabaal
degi karo 1da luulyo maxaa yeelay dalka somaliya wuxuu ku
jiraa gumeysiJuly-02
War saxaafadeed
ay Maanta soo saareen golaha Guurtida Direed oo ku
wajahan Dagaalada ciidamada Ethiopia iyo Dhibaatooyin
kale........July-02
Tahriibayaal Sooamaliyeed oo
gaajo iyo haraad ugu geeriyooday saxaraha u dhexeeya dalalka
Suudaan iyo Liibiya July-02:
Mas'uuliyiin ka tirsan
Hay'adda WATER FOR LIFE ee
ka howl gasha Gobolka Sh/hoose oo shalay lagu Afduubtay inta u
dhaxaysa Muqdisho iyo AfgooyeJuly-01:
Jandayi Frazer "Waa In La
Dhamaystiraa Ciidamada AMISOM Ee
Somalia.July-01:
C/llaahi Sh.Maxamed
(pakistaan) oo ka tirsan Is-bahaysiga Dib-u-xoreynta oo ku
eedeeyay Yuusuf Indho Cadde
dagaalkiiJune-30th
XERAALE oo ka mid noqotay lixdii
degmo ee Madaxweynaha Soomaaliya maanta
Magacaabay oo ka kala tirsan gobolada Galgaduud
iyo Mudug June-30th
Col. Cumar Xaashi Aadan
Maamulada Dowladu u soo magacaawdo Gobalka hiiraan waxaa la
soo mariyaa marka hore Col.Gabre June-29th
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee
Dalka Djibouti Max’ud Cali Yuusuf ayaa ku eedeeyay
Israa’iil in ay Eritrea u gudbisay
...............June-29th
Khilaafki u dhaxeeyay
Hoggaanka sare iyo xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta oo lagu
soo afjaray heshiis guud oo ay wada
gaareen.........June-28th
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Axmed ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
iyadoo aan lala beegsan hoobiyayaashii ay
kuJune-28th
Madaxweyne Ismaciil Cumar
Geelle oo Shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka mira
dhaliyaan heshiiskii JabuutiJune-27th
Soomaali ka barbar
dagaalamayay shiicada dalka yemen ee loo yaqaan "xuthiyinta"
oo lagu qabqabtay dagaalkaas iyo afar sarkaal sirdoonka
iiraanJune-25th
Xukuumadda Somaliland iyo
Xukuumadda Jabuuti oo dib u hawlgelinayo Xafiisyadii
safaaradaha ee Xidhiidhinta labada dhinac iyo
arrimaha....June-25th
Mid ka mid
ah hogaamiyeyaasha Ururka AlQacida oo baaq u diray
dagaalyahanada
soomaalidaJune-23th
Wafdigii uu hogaaminaayay
Madaxweynaha JSL Mudane Dahir Rayaale Kahin oo maanta Qado
Sharaf loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyda
jabuuti....June-23th:
Isbaheysiga dib u
xoreynta soomaaliya oo rajo ka qabo inay xalliyaan
khilaafaadkii u dhexeeyayJune-23th:
Odayaasha dhaqanka beelaha
Hawiye oo ugu baaqay kooxaha afduubka ku haysta shaqaalaha
hay’adaha samafalka inay si shuruud la’aan ah ku sii
daayaanJune-23th:
Bam gacmeed lagu weeraray
shineemo ku taalla Degmada Xamarjajab oo sababtay dhimasho iyo
dhaawac ...June-22th:
Madaxii hay’adda qaxootiga
UNCHR ee magaalada Muqdisho oo xalay dabley hubeysan ka
afduubteen deegaanka Ceelasha Biyaha ...June-22th:
Dagaal ka dhacay duleedka
degmada luuq ee gobolka gedo oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed
iyo ciidamo taabacsan ... June-21th
Ciidamo gaaraya 300 oo askari oo kasoo baxsaday
Puntland oo hadda ku sugan magaalada Laascaanood ...
June-21th
Ilaa 5 qofood oo isugu jirta
caruur iyo dad waayeello ah oo 24-kii saac ee ugu dambeeyay
gaajo ugu geeriyooday inta u dhexeysa deegaannada Xaawo Cabdi
iyo Lafoole ... June-21th
Kooxda burcad badeedda ah ee haysata markabkii
laga lahaa jarmalka oo raashinka u diiday shaqaalihii
markabkaasi kaddib markii ay ku hungoobeen lacago madax
furasho ay dalbadeen ...June-21th
Masuuliyiinta gobolka Hiiraan
ee shalay faarujiyay magaalada Beledweyne oo xalay fiidkii dib
ugu soo laabtay ...June-21th
Qaramada Midoobay oo sheegtay
in toddobaadkii la soo dhaafay oo kaliya magaalada Muqdisho
lagu dilay in ka badan 50 qofood oo rayid ah
...June-21th
Ciidamada Ammaanka magaalada
Gaalkacyo oo sheegay in hawl ay sameeyeen ay ku soo qabteen
qof sitay walxaha qarxa ...June-21th
Danjiraha Jaamacadda Carabta u
qaabilsan soomaaliya Samiir Xusni “ Ma jirto cid
damaanad Qaadaysa Faragelinta Itoobiya ...June-19th
Mid ka mid ahaa duuliyayaashii
ciidamada cirka ee Somalia ee Hargaysa duqaynaayay 1988-kii oo
hadlay arrimo badan oo ...June-19th
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo
dawladda Qadar ku eedeeyay inay amni darro ka waddo gudaha
dalka Soomaaliya ..............June-19th
Qaramada Midoobay oo
faah-faahin ka bixisay halka ay marayso qaban qaabada keenista
dalka Soomaaliya ciidamo caalami ah oo ka socda Qaramada
MidoobayJune-17th
Diyaarad militari oo aan la
garanayn waxa ay tahay ayaa xalay qal-qal gelisay dadwaynaha
ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo
June-17th
Labada shariif kulamo
kula leh magaalada Nairobi mas’uuliyiin ka kala socota ururka
midowga Yurub iyo C/laahi yuusuf oo jabuuti u daba
maray..June-17th
Madaxweynaha jamhuuriyadda
Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka warramay dagaalka
Eritrea iyo heshiiskii somalida ay ku June-17th
Wasiirul-dowlaha Wasaarada
Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska oo booqasho ku
yimid Somaliland ......daawo sawirada June-17th
Afhayeenka madaxweynaha
Xuseen Maxamed Max’uud [Xuubsireed] oo Sheegay Hadal Ka
Duwan Kii Maxamed
DheereJune-17th
Mas’uuliyiin ka
kala tirsan Isbaheysiga dib u xoreynta iyo Midowga Yurub oo
kulan albaabadu u xiran yihin ku leh Nairobi......June-17th
Warbixin ku saabsan Dagaal
geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo maanta ka dhacay
deegaano ka tirsan Heliwaa iyo
KaaraanJune-17th
Madaxweyne C/laahi Yusuf oo shalay ka degay
dalka Jabuuti ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyey Madaxweyne
Ismaciil Cumar Geelle June-16th
Wakiilka xoghayaha
guud ee Q.M. Ahmedu Ould Abdallah "Dagaalka Somalia ka Holcaya
Waxa uu u Dhaxeeyaa Ethiopia iyo
Eritrea....June-16th
Tahariibayaal
Soomaliyeed oo jir dil iyo dhac loogu geystay inta u
dhaxeysa Liibiya iyo
Suudaan June-16th
Boqol ka mid ah saraakiisha
ciidamada booliska DF oo tababar la xiriira la macaamilka
shacabka loogu qaaday dalka
Ugandha June-16th
Sheekh Aadan
Max'ed Nuur [madoobe] oo ku sugan dalka Kenya ayaa baajiyay
safar uu ku aadi lahaa dalka Mareykanka, kaddib xiriir
dhexmaray isaga iyo Madaxweyne c/laahi
Yuusuf.
June-15th
Xukumada Somaliland oo
taageertay dalka Djibouti una rajaysay guul iyo nabad
June-15th
Jabhadda ONLF oo si weyn u soo dhaweysay
warbixin ay soo saartay hay’ad u doodda xuquuqda aadanaha ee
Human Rights Watch ......June-15th
Roobab xiriir ah oo ku da’ayay Muqdisho iyo
hareeraheeda oo geystay qasaaro isugu jira dhimasho u badan
carruur iyo bur-bur dhismo...June-15th
Shirkad laga
leeyahay dalka Faransiiska oo heshiis la dagaallanka burcad
badeedda la gashay dawladda federalka Soomaaliya
June-15th
Odayaasha dhaqanka gobolka
Hiiraan oo sheegay inay dhex-dhexaadin ka dhex wadaan kooxaha
hubeysan ee ku sugan gobokla Hiiraan iyo maamulka
gobolkaasi June-15th
Dawladda Maraykanka oo shaqada ka joojisay shirkad
fadhigeedu yahay Kuwait oo ay lala xiriiriyay inay taageerto
dagaal yahanno Soomaali ah........June-15th
Dagaalka Eritrea iyo
Djibouti iyo saameynta isbedalka istraatiijiyad dhuleedka
geeska africa........June-15th
Dawladda Spain oo sheegtay in ciidamo
ka socda dalka Kosovo loo soo dirayo xeebaha
June-14th
Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa
gudaha magaalada Beledweyne oo saakay isaga guuray qaarkoodna
ay u jiheysteen dhanka Feer-feer iyo
kala-beyrJune-14th
Askari ka tirsan ciidamada booliska oo ku
geeriyooday israsaaseyn ka dhacday isgoyska Zoope ee magaalada
Muqdisho...June-12th
Weerar loo adeegsaday
hoobiyeyaal oo saakay lagu qaaday Garoonka Diyaradaha ee
muqdisho xilli uu ka ambabaxayey Madaxweyne C/laahi Yuusuf
AxmedJune-12th
Maydadka tahriibayaal Soomaali ah oo laga helay
xeebaha Jasiiradda Malta iyo dalka
TunisiaJune-12th
Wasaarada
Gaashaandhiga ee dalka jabuuti ayaa sheegtay in
Ciidamada Eritrea laga saaray xadka ay wadaagaan Jabuuti iyo
Eritrea .........June-12th
Qaar ka mid ah
aqoonyahanada Soomaaliyeed oo shaki ka muujiyay qaar ka mid ah
qodobada heshiiska dhinacyada Soomaalida ay ku gaareen
magaalada Jabuuti June-12th
Dagaal culus oo xalay
saqdii dhexe magaalada Feer-feer ku dhex maray dagaal yahanada
Al-shabaab iyo ciidamada is maamulka Soomaalida
ItoobiyaJune-12th
Xoghayaha Guud ee
Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa si weyn u soo dhoweeyay
heshiis ay magaalada Jabuuti ku kala saxiixdeen dawladda
federalka Soomaaliya iyo isbahaysiga dib-u-xoreynta
SoomaaliyaJune-11th
Guddoomiyaha baarlamaanka DFKMG oo ugu baaqay
dhinacyada heshiiska ku kala saxiixday dalka Jabuuti inay meel
mariyaan qodobada heshiiskaasiJune-11th
Sheekh Xasan Turki oo
si aad ah uga soo horjeestay heshiiska ay dawladda federalka
Soomaaliya iyo isbahaysiga ku saxiixdeen dalka
Jabuuti...June-11th
Qaar ka mid ah
xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa heshiiska lagu gaaray
magaalada Jabuuti ku tilmaamay mid aan loo
dhamaynJune-11th
QODOBADII HESHIISKA XALEY LAGU KALA SAXIIXDEY
JABUUTI OO DHAN IYO QAABKII GOOB-JOOGAYAAL CAALAMI AH AY U
XULEEN..June-10th
Wareegto ka soo
baxday xafiiska Madaxweyne Yuusuf oo lagu magacaabay
Taliye cusub ciidanka xoogga dalka Jen. Saciid dheere oo ahaan
jiray taliyihii Ciidamada daraawiishta Puntland
.June-10th
Lix ka mid ah
suxufiyiinta ka howlgasha Muqdisho oo ciidamo ka tirsan DF ay
muddo saacado ah u taxaabeen xabsiga June-10th
Sheekh Xasan Daahir oo
gaashaanka u daruuray heshiiska ay dawladda federalka
Soomaaliya iyo isbahaysiga dib-uxoreynta ku kala saxiixdeen
magaalada Jabuuti...June-10th
Golaha dhaqanka iyo Midnimada
beesha Hawiye oo ku baaqay in laga warsugo oo aan laga
hordhicin heshiiska ay wada gaareen DFGKM iyo isbahaysiga
dib-u-xoreynta SoomaaliyaJune-10th
Soomaali fara badan oo ku
dhibaataysan xero qaxooti oo ku taalla magaalada Capetown ee
dalka Koonfur Afrika.June-10th
Wefdi ballaaran oo ka yimid
safaaradaha dalka Ingiriisku ku leeyahay
dalalka Itoobiya , Kenya iyo
Yeman oo booqasho ku jooga SOMALILAND....June-09th
Dadaal dheer oo ay
sameeyeen Dowladda Jabuuti oo ka
mira dhaliyey inay heshiis wada gaaraan dhinacyada Soomaalida
ee maalmahan shirku uga socday magaalada
Jabuuti....June-09th
Guurtida
dirta soomaaliya oo xasuuq ku tilmaamey Duqeyntii Shaley
loo geystay Suuqa Bakaaraha iyo shirka jabuuti halka uu marayo
oo ay ka hadleen...June-09th
Kulamo lagu daba
qabanayo shirka Jabuuti oo halkaasi uga socda dhinacyada
Somalida iyo beesha
caalamka...June-09th
Ergayga Qaramada
Midoobay u qaabilsna arrimaha Soomaaliya Axmed Ould Abdallah
oo ku sheegay in wada hadalada Jabuuti ay natiijo la’aan ku
dhammaan doonaan... June-09
Isbahaysiga
dib-u-xoreynta Soomaaliya iyo dawladda federalka Soomaaliya oo
midba kan kale ku eedeeyay inuu caqabad ku yahay nabadda
Soomaaliya.....June-09
Xasan Daahir Aweys
oo ciidamada Itoobiya ku eedeeyay aargoosiga foosha xun oo ay
shacabka kula kacaanJun-09
Kooxo hubeysan oo
xalay weerar ku qaaday guriga uu magaalada Baydhabo ka deggan
yahay guddoomiyaha Baarlamaanka
SoomaaliyaJuun-09
Afhayeenka Golaha
Maxaakiimta Islaamiga Sh. Maxamuud Sh. Ibraahim Suuleey ayaa
ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay
muqdisho..... dhageysoJuun-08
Wararkii Ugu Dambeeyay
Dagaalada Muqdisho iyo khasaare xoogan oo loo geystay goobihii
ganacsiga sida shirkadda isgaarsiinta
hormuudJun-08
Seminaarkii Jabuuti
uga socday dhinacyada Somalida oo la soo gebagebeeyey iyo
Jen. Gabre oo gaaray maanta
Jabuuti, UN-ka uu u yeeray si
loogala hadlo ciidamada
ethiopia
Jun-07
Ciidamada AMISOM
oo saakay waabarigii hawlgallo miino baarid ah ka sameeyay
waddada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo Isgoyska KM4
...Jun-07
Qaraxyo iyo
tabshiirado muddo kooban socotay oo ciidamada Itoobiya iyo
xoogagga ka soo horjeeda isku dhaafsadeen agagaarka Kuliyadda
jaalle Siyaad Jun-07
Xaaladda agagaarka Saldhigga
Galbeed ee degmada Dharkeynley oo saakay deggan iyo
dhaq-dhaqaaqii ganacsiga iyo dadka oo dib u soo noqday ...
Jun-07
Maamulka Somaliland oo si aad
ah u soo dhoweeyay go’aanka Golaha Ammaanka ee lagula
dagaallamayo burcad badeedda Soomaaliya ...
Jun-07
Maamulka Puntland oo sheegay
in maleehiyo hubeysan oo gaaraya 500 oo burcad badeed ay la
wareegeen deegaanka Eyl ... Jun-07
Seminaarkii Jabuuti uga socday
dhinacyada Somalida oo la soo gebagebeeyey iyo Jen. Gabre oo
ka degay maanta Jabuuti ... Jun-07
Somaliland oo gacanta ku
dhigtay dad ajaaniib iyo Somali ah oo shaqaale ka ah shirkad
Puntland ka baaraysa shidaalka iyo macdanta ... ...
Jun-07
Ciidamada DF oo labo ruux
rayid ah ku dilay qeybo ka mid ah degmada Dharkeynley ...
Jun-07
Dowladda ethiopia oo ugu
hanjabtay DFKMG haddii ay saxiixdo heshiiska nabadda ee
jabuuti inay ciidamadeeda kala baxeyso somaliya isla saacadaas
... Jun-05
Aqalka duqowda Mareykanka ayaa
toddobaadkan ansixiyey qaraar Itoobiya iyo Eritrea looga
codsanayo inay joojiyaan faragelinta ay ka wadaan dalka
Soomaaliya ... Jun-05
Safiirada dalalka caalamka u fadhiya Jabuuti oo
laga mamnuucay inay ka qayb galaan shirka dib u heshiisiinta
Soomaalida...Jun-05
Siyaasiga Maxamed Xuseen
Owliyo "UN-ka oo maraakib sun sida badeena kusoo
fasaxayJun-05
Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye oo
ka codsaday Qaramada Midoobay inay faah-faahin ka bixiso
ciidamada la keenayo dalka Soomaaliya...Jun-03
Xeebaha
magaalada muqdisho oo ay soo buux dhaafiyeen maraakiib dagaal
oo aan la aqoon halka laga leeyahy.Jun-03
Madaxwayne C/laahi
Yuusuf oo saakay si qarsoodi ah dib ugu soo laabtay magaalada
Muqdisho..........Juun-03
Golaha Ammaanka ee
Q/Midoobay oo ansixiyay qaraar oggolaanaya in lala dagaallamo
burcad badeedda xeebaha Soomaaliya ka soo shaac
baxday..........Juun-03
Sheikh
Xasan Daahir Aweys oo ku tilmaamay Xubnaha Isbaheysiga ee
kulanka Jabuuti ka qeyb galay waa Kuwo dano gaar ah u tagay
Halkaasi Basle ......Juun-02
Ahmedou
Ould-Abdallah oo sheegay in dhinacyada ay wada hadallada u
qabteen ay ku qasban yihiin in ay fool-ka-fool isu
hor-fariistaan Juun-02
Jendayi Frazer oo
Xaqiijisay in Maamulka Madaxweyne Bush Doonayo inay Xafiis
Diblomaasi Ka Furtaan Caasimada Somaliland ee
Hargeysa....Juun-01
Sheikh Shariif Sheikh
Axmed iyo Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ka cararay hoteelki ay
deggenayeen ka dib markii C/laahi yuusuf oo maanta Jabuuti
gaaray la dajiyay halkaasJuun-01
Madaxweynaha
Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo sii daayey burcad
badeedJun-01
Abuu Mansuur Hadafka shirka Jabuuti waxaa
ka mid ah in lagu hor joogsado guulaha ay jihaadka ka gaareen
muqaawada...Jun-01
Waddada isku xirta garoonka Muqdisho iyo
madaxtooyada oo saakay xiran iyadoo madax ka tirsan dawladda
federalka ay saakay ka dhoofayaan magaalada Muqdisho
...Jun-01
Qasaaraha ka dhashay
dagaalkii iyo duqeyntii ka dambeysay ee shalay gelinkii dambe
dhacday oo isa soo taraysa iyo ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo
cambaareeyay duqeyntaasi
Jun-01
Dawladda federalka
Soomaaliya iyo isbahaysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo si
gooni gooni ah rajo uga muujiyay natiijo ka soo baxa wareegga
labaad ee wada hadallada nabadda ee maanta la filayo inay ka
furmaan magaalada Jabuuti ...Juun-01
Puntland oo beenisay
hadal hadallo ka yeeray soo guddiga Amniga koonfurta Gaalkacyo
oo ahaa in ciidamada weeraray garoonka ay ahaayeen kwua
dawladda federalka ...Juun-01
Guddoomiyaha
baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inaanu jirin mooshin ka
dhan ra’iisul wasaaraha oo baarlamaanka la ho keenay
...Juun-01
Cutubyo ka tirsan
ciidamada Itoobiya oo saakay waabarigii fariisin ka samaystay
koontaroolka siinka dheer ee duleedka Muqdisho
...Juun-01
Masuuliyiinta maamulka
magaalada Kismaayo oo ku guuleystay inay dib u furaan dekedda
magaalada oo muddo dhowr maalmood ah xirnayd
...Juun-01
Falal burcadnimo oo ku
soo badanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan
...Juun-01
Hay’adda Amnesty
international oo ku eedeysay maamulka jasiiradda sida ay ula
dhaqmaan muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan ee halkaasi taga
...May-31
Dadaallo lagu dejinayo
xiisado colaadeed oo ka taagan gobollada Bay & Gedo oo ka
soconaya gobolka Gedo ...May-31
Odayaasha dhaqanka
magaalada Kismaayo oo sheegay inay isaga tagi doonaan
magaalada haddii ay ku guul dareystay inay wax ka qabtaan
xaaladaha ammaan ee magaaladaasi
...May-31
Roobab ma hiigaan oo
muddo labo maalmood ah da’ayay oo dhaliyay dhimashada caruur
ku sugan inta u dhaxaysa magaala Muqdisho iyo Afgooye
...May-31
Xoogagga taabacsan
maxkamadaha Islaamka ayaa la wareegay gacan ku haynta
deegaanka Kudha oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose
...May-31
Faah-faahin dheeri oo
ka soo baxaya weerar shalay lagu qaaday garoonka magaalada
Gaalkacayo ...May-31
Cabdulaahi Yuusuf oo
codsadey in Xilka loogu kordhiyo Muddo Saddex Sano ah iyo
guddoomiyaha baarlamaanka sheikh Aadan madoobe oo arrinkaas
...May-30
150 xubnood oo ka
trisan Isbaheysiga dib u Xoreynta oo gaaray magaalada Jabuuti
kadib markii ay gaareen baaqii Hoggaanka sare ee Isbaheyisga
ka soo baxay ...May-30
Jaamacadda Carabta oo
sheegay inay wafdi u dirayso wareegga labaad ee shirka dibu
heshiisiinta ee lagu wado in uu Jabuuti uga
furmo....May-29
Qaramada
Midoobay oo ka wabixisay qaabka uu noqon doono wareegga labaad
ee shirka Jabuuti ku dhex mari doona dawladda........May-29
Xildhibaan Gacmadheere oo
sheegay inaanu wax cabsi ah ka qabin in lagu soo oogo dambiyo
dagaal.May-29
TV-ga chanel4 oo laga leeyahay dalka Ingiriiska
oo soo bandhigay barnaamij fadeexad ku ah Mas'uuliyiinta
dowlada FKMG ah DAAWO May-28
Afahayeenka
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada
Muqdisho ..... May-28
John Holmes oo ku baaqay in
la joojiyo dilalka dadka rayidka ah loogu geysanayo dalal ay
Soomaaliya ka mid tahay May-28
Xubnihii Jabuuti
joogay ee isbahaysiga dib u xoreynta oo gaaray dalka Yemen
kulamana la qaatay madax ka tirsan dalkaasi
.....May-28
Yuusuf Indha Cadde oo
Jabuuti ku eedeyay in ay kala qeybineyso shacabka Soomaaliyeed
.....May-27
TV-ga chanel4
oo laga leeyahay dalka Ingiriiska oo soo bandhigay barnaamij
fadeexad ku ah Mas'uuliyiinta dowlada FKMG ah May-27
Qormo ku socota
isbaheysiga ku sugan ASMARA oo ka biyo diidsan in la galo wax
wadahadal ah xilligan
DKMG...May-26
Ururka Bisha Cas ee
Imaaraadka carabta oo deeq u fidiyay cisbatalka Hargaysa iyo
xarunta agoomada.....May-26
Dowladda Maraykanka oo sheegtay inay
taageerayso dadaalada dib u heshiisiinta ee laga dhex wado
dawladda Federalka iyo kooxaya isbaheysiga May-26
Madaxa Hay’adda u
qaabilsan Qaxootiga ee Qaramada Midoobay oo ka codsaday in
beesha caalamka si deg-deg ah u xalliso
dhibaatooyinka soomaaliya
..May-15
Mid ka mid ah beelaha dega
Gobolka Mudug oo raali gelin ka bixiday dil ka dhacay degmada
Hobyo.May-26
Midowga maxkamadaha
islaamiga soo saaray go’aan lagu mamnuucayo boob lagu hayo
dhul ay lahayd dawladda Soomaaliya May-26
Weerarkii kediska ahaa
ay ku qaadeen Ciidamada Ethiopia guriga Maxamed dheere
ayaa ku soo aaday xilli uu gabaabsi yahay masraxa
siyaasadda beesha MuduloodMay-25
SHEIKH
SHARIIF SHEIKH AXMED oo soo saaray baaq ku wajahan
dhammaan shacabka
Soomaaliyeed........May-25
Waxgarad ka soo jeeda
gobolka Jubbada hoose oo ku hawlan daminta xiisad colaadeed oo
ka jira Degmada Jamaame May-25
Xildhibaano Soomaliyeed oo
3 saacadood lagu xirey Xero milatari oo ay leeyihiin
Ciidamo Ethiopian ah magaalada MuqdishoMay-25
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo
fal dambiyeed ku tilmaamay weerarkii shalay lagu galay hoyga
Dr. C/Qaasim Salaad
Xasan.May-24
AMISOM oo ka
hadashay qasaarihii ciid |