 |
www.cowslafil.com Welcome to Cowslafil discussion forum.
|
| View previous topic :: View next topic |
| Author |
Message |
CIGE Guest
|
Posted: Mon Jul 09, 2007 11:56 am Post subject: Irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. |
|
|
WALAALAYAAL Waxaa mahad leh Allihi na haleeshiiyay inaan ogaano in fari kaligeed ayan fool dhaqin wax walibana maalin uun bay biloowdaan kuwo ilaahay sabab uga dhigay inay furaan FOORUMKAN COWSLAFIL allaha ka dhigo.
DIREEY DADNIMO ISKU RAACIMAYSAANE XAYAWAANKA XALKA UGA DAYSADA.
Noola kasta oo aduunka jooga hadana wadar kuwada nool, micnaha tira hal ka badan meel kuwada jooga waxay lee yihiin Maamul ay ku wada socdaan kuna kala nabad galaan.
Xayawaanka midkiisa loo yaqaan cayayaanka oon xitaa dhiigga lahayn waxay awoodaan in ay ku midoobaan Maamul Amiir meeshii uu u hor kaco ay u raacaan, tusaale ahaan Xayawaanka baalalayda ah ee loo yaqaan Shinida waxay isku raacaan tirsi aad u badan waxaad arkaysaa in xayawaankaasi uu leeyahay mudane ay isku raacsan yihiin, hadana ay aad u ilaashadaan oo ka karaama badan intooda kale qaabka ay ku xushaan ILLAH unbaa og. Ma'ahan kaas oo kaliya xayawaanka ama noolaha tira wadareedka ku hagaagsada waxaana arkaysaa in waxkasta oo dunida guudkeeda jooga ay lee yihiin nidaam la dambeyn.
1. Makuula egtahay inaan xitaa Xayawaanka qaarkiis kaga liidano xagga maamulka iyo wax qabsiga?
2. Sow nimcadii ILLAH na siiyay oo ah in aan nahay qowmiyadda kaliya ee ka jirta soomaaliya sharafta Bini 'adamnimo iyo islaamino laysugu daray, meesha kamaynan saarin oo kama faa'iidaysan wayinin?
su'aalahaas waxaanu daayay inta daneysa danaha qowmiyadda direed |
|
| Back to top |
|
 |
cowslafil Site Admin
Joined: 16 May 2007 Posts: 25
|
Posted: Thu Sep 03, 2009 12:58 am Post subject: Re: Irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. |
|
|
[quote="CIGE"]WALAALAYAAL Waxaa mahad leh Allihi na haleeshiiyay inaan ogaano in fari kaligeed ayan fool dhaqin wax walibana maalin uun bay biloowdaan kuwo ilaahay sabab uga dhigay inay furaan FOORUMKAN COWSLAFIL allaha ka dhigo.
DIREEY DADNIMO ISKU RAACIMAYSAANE XAYAWAANKA XALKA UGA DAYSADA.
Noola kasta oo aduunka jooga hadana wadar kuwada nool, micnaha tira hal ka badan meel kuwada jooga waxay lee yihiin Maamul ay ku wada socdaan kuna kala nabad galaan.
Xayawaanka midkiisa loo yaqaan cayayaanka oon xitaa dhiigga lahayn waxay awoodaan in ay ku midoobaan Maamul Amiir meeshii uu u hor kaco ay u raacaan, tusaale ahaan Xayawaanka baalalayda ah ee loo yaqaan Shinida waxay isku raacaan tirsi aad u badan waxaad arkaysaa in xayawaankaasi uu leeyahay mudane ay isku raacsan yihiin, hadana ay aad u ilaashadaan oo ka karaama badan intooda kale qaabka ay ku xushaan ILLAH unbaa og. Ma'ahan kaas oo kaliya xayawaanka ama noolaha tira wadareedka ku hagaagsada waxaana arkaysaa in waxkasta oo dunida guudkeeda jooga ay lee yihiin nidaam la dambeyn.
1. Makuula egtahay inaan xitaa Xayawaanka qaarkiis kaga liidano xagga maamulka iyo wax qabsiga?
2. Sow nimcadii ILLAH na siiyay oo ah in aan nahay qowmiyadda kaliya ee ka jirta soomaaliya sharafta Bini 'adamnimo iyo islaamino laysugu daray, meesha kamaynan saarin oo kama faa'iidaysan wayinin?
su'aalahaas waxaanu daayay inta daneysa danaha qowmiyadda direed[/quote] |
|
| Back to top |
|
 |
cowslafil Site Admin
Joined: 16 May 2007 Posts: 25
|
Posted: Thu Sep 03, 2009 8:59 am Post subject: Re: Irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. |
|
|
- anan -[quote="CIGE"]WALAALAYAAL Waxaa mahad leh Allihi na haleeshiiyay inaan ogaano in fari kaligeed ayan fool dhaqin wax walibana maalin uun bay biloowdaan kuwo ilaahay sabab uga dhigay inay furaan FOORUMKAN COWSLAFIL allaha ka dhigo.
DIREEY DADNIMO ISKU RAACIMAYSAANE XAYAWAANKA XALKA UGA DAYSADA.
Noola kasta oo aduunka jooga hadana wadar kuwada nool, micnaha tira hal ka badan meel kuwada jooga waxay lee yihiin Maamul ay ku wada socdaan kuna kala nabad galaan.
Xayawaanka midkiisa loo yaqaan cayayaanka oon xitaa dhiigga lahayn waxay awoodaan in ay ku midoobaan Maamul Amiir meeshii uu u hor kaco ay u raacaan, tusaale ahaan Xayawaanka baalalayda ah ee loo yaqaan Shinida waxay isku raacaan tirsi aad u badan waxaad arkaysaa in xayawaankaasi uu leeyahay mudane ay isku raacsan yihiin, hadana ay aad u ilaashadaan oo ka karaama badan intooda kale qaabka ay ku xushaan ILLAH unbaa og. Ma'ahan kaas oo kaliya xayawaanka ama noolaha tira wadareedka ku hagaagsada waxaana arkaysaa in waxkasta oo dunida guudkeeda jooga ay lee yihiin nidaam la dambeyn.
1. Makuula egtahay inaan xitaa Xayawaanka qaarkiis kaga liidano xagga maamulka iyo wax qabsiga?
2. Sow nimcadii ILLAH na siiyay oo ah in aan nahay qowmiyadda kaliya ee ka jirta soomaaliya sharafta Bini 'adamnimo iyo islaamino laysugu daray, meesha kamaynan saarin oo kama faa'iidaysan wayinin?
su'aalahaas waxaanu daayay inta daneysa danaha qowmiyadda direed[/quote] |
|
| Back to top |
|
 |
|
|
You cannot post new topics in this forum You cannot reply to topics in this forum You cannot edit your posts in this forum You cannot delete your posts in this forum You cannot vote in polls in this forum
|
Powered by phpBB © 2001, 2005 phpBB Group
|