 |
www.cowslafil.com Welcome to Cowslafil discussion forum.
|
| View previous topic :: View next topic |
| Author |
Message |
c/nassir macallin nuur Guest
|
Posted: Sat Mar 07, 2009 6:57 am Post subject: tacsi |
|
|
INNAA LILAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN...
Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan umadda islaamka,gaar ahaan qoyskii uu kageeriyooday caalimkii sheek IBRAHIM MAXAMED CALI(SH.IBRAAHIM SULEEY)Waxaana leyahay janaddi fardowsa allahaa ka waraabiyo,dhamaanteenna samir iyo iimaan ha inaga siiyo.amiin..amiin |
|
| Back to top |
|
 |
Faarax Sh. (Faarax dacas) Guest
|
Posted: Tue Mar 17, 2009 10:23 am Post subject: tacsi |
|
|
| As cal War Wab Faarax Sh. Maxamuud Qaasim iyo reerkiisa iyo dhammaan reer Sheekh Maxamuud Qaasim; Waxay tacsi u dirayaan guud ahaan umadda Islaamka, gaar ahaan qoyskii uu kageeriyooday caalimkii weynaa Sheek IBRAAHIM MAXAMED CALI(SH.IBRAAHIM SUULEEY)Waxaana leyanahay janaddi fardowsa Allahaa ka waraabiyo, dhamaanteenna samir iyo iimaan ha inaga siiyo.amiin..amiin. |
|
| Back to top |
|
 |
|
|
You cannot post new topics in this forum You cannot reply to topics in this forum You cannot edit your posts in this forum You cannot delete your posts in this forum You cannot vote in polls in this forum
|
Powered by phpBB © 2001, 2005 phpBB Group
|