www.cowslafil.com Forum Index www.cowslafil.com
Welcome to Cowslafil discussion forum.
 
 FAQFAQ   SearchSearch   MemberlistMemberlist   UsergroupsUsergroups   RegisterRegister 
 ProfileProfile   Log in to check your private messagesLog in to check your private messages   Log inLog in 

YAAKALE

 
Post new topic   Reply to topic    www.cowslafil.com Forum Index -> SIDEE LA ISUGU KEENI KARAA DIRTA WAQOOYI IYO TAN KOONFUR?
View previous topic :: View next topic  
Author Message
GARAAD
Guest





PostPosted: Sat Dec 22, 2007 11:56 pm    Post subject: YAAKALE Reply with quote

Salaan sare kadib Madaweeynahooda iyo Brymisterkoodaba miyee la kulmi karaan Madaxweeynaha Mareykanka BUUSH iyo mas`ulieiinta ugu sareeyso Mareeykanka , akhris halkaan waa nin Qoomiyada kamid ah.



Idea Wasiirkii hore ee arimaha dibada Dr xuseen ceelaabe faahiye oo mareeykanka kula kulmay madaxweeynaha dalkaasi ee Buush
Sh, M network 22 Dec 07, 09:09

Mogadishu 22, Dec. 07 ( Sh.M.Network)-Kulanka uu la yeeshay Dr. Xuseen Ceelaabe Faahiye Madaxwaynaha Dalka Maraykanka iyo Xoghayadiisa Arrimaha Dibada Mrs. Codelizza Rice ayaa ahaa mid ay albaabada u xirnaayeen waxaana warar hoose oo laga helayo ay sheegaayaan in ay isku afgarteen labada masuul sidii ay dowlada Maraykan door muhiim ah ugu ciyaari lahayd wax ka qabashada Mushaakilka Soomaaliya.



Dr. Ceelaabe ayaa la sheegay in uu ku booriyay masuuliyeenta Maraykanka in ay ka shaqeeyaan sidii ay gacan bina’aadnimo ku sii lahaayeen shacabka Soomaaliyeed ee ay wax yeelada ka soo gaartay dagaalada socday (17) sano ee la soo dhaafay ku waas oo ahaa kuwa reebay dhibaatooyin Muuqda oo ilaa iyo Hadda la arki karo.



Madaxwaynaha Maraykanka Bush ayaa u balan qaaday Wasiirkii hore ee arimaha dibada Dr. Xuseen Ceelaabe in ay dowladiisa laba laabi doonto arrimaha ku aadan Soomaaliya.



Bush ayaa sidoo kale sheegay in uu qorsheenayo in uu u soo diro Somalia siraakiil uga warbixisa arrimaha Soomaaliya isagoo sheegay in sidoo kale qiimayn ku samayn doonaan xaalada bina’aadnimo ee ka jirto Soomaaliya.



Dr. Ceelaabe ayaa ugu mahad celiyay madaxweeynaha mareeykanka Mr. Buush Qaabilaadii uu u sameeyay iyo sidii uu u cadeeyay in uu gacan hagar la’aan ah u siinayo dowalda Somalia iyo shacabkeeda







Shabelle Media Network Somali

E-mail us: info@shabelle.net
Email Us: news@shabelle.net


waxa idin so gubiyay =GARAAD XAGJIR=
Back to top
Display posts from previous:   
Post new topic   Reply to topic    www.cowslafil.com Forum Index -> SIDEE LA ISUGU KEENI KARAA DIRTA WAQOOYI IYO TAN KOONFUR? All times are GMT
Page 1 of 1

 
Jump to:  
You cannot post new topics in this forum
You cannot reply to topics in this forum
You cannot edit your posts in this forum
You cannot delete your posts in this forum
You cannot vote in polls in this forum


Powered by phpBB © 2001, 2005 phpBB Group