 |
www.cowslafil.com Welcome to Cowslafil discussion forum.
|
| View previous topic :: View next topic |
| Author |
Message |
ardayda reer somaliland Guest
|
Posted: Wed Dec 19, 2007 7:04 pm Post subject: TACSI |
|
|
Anagoo ah qaar ka mid ah ardayda reer somaliland ee wax ka barata dalka india, waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii kale ee ay ka geeriyootay Marxuumad Maano Suldaan Cabdiraxmaan Cali Ciise (Maano Xaajow) oo bishan 14keedii ku geeriyotay magaalada Marka ee gobolka shabeelada hoose,Anaga oo si gaar ah uga tacsiyadeynayna Daahir Ismail Madar waxaana leenahay samir iyo iimaan alaha kaa siiyo Janatul Fardowsan alaha ka waraabsho.
Dadka Tacsida dirayana waxay kala yihiin .
1- Fowzi Abdi Askar (Askar
2-Ahmed Jama Nur
3-Abdulkadir Ali Nuh Ismail
4-Mohamoud Mohamed Shirwa (Shirwa)
5-Ahmed Mohamed Ghalib (Ahmed Nur
6-Mustafe Muhumad Hassan
7-Abdi Fatah Ismail Dahir (Caano)
8-Osman Ibrahim Ahmed
9-Abdi Ahmed
10-Mohamed Hussein Mousa
11-Mohamed Hashi Mouse
12-Mustafe Abdulahi (Sheekeeye
13-Madar Abdi Madar
14-Mohamoud Hagi Mouse(Wasiirka
15-Ayanle Isse Obsiye
16-Mohamoud Mohamed Isse(Engineerka)
17-Hassan Osman Hirse
18-Adan Gaheyr Goole
19-AbdiKariim Saleban Hassan
20-Abdirahman Saleban Hassan
21-Liban Abdalla (Shimbir)
Dhamaantayo waxaan marxuumada ilaah uga baryaynaa inuu naxariistii jano siiyo ehelkeediina samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhamaan intii ay wax tari jirtay ee ay ugu horeeyaan Caruurtii ay korin jirtay . Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin . |
|
| Back to top |
|
 |
|
|
You cannot post new topics in this forum You cannot reply to topics in this forum You cannot edit your posts in this forum You cannot delete your posts in this forum You cannot vote in polls in this forum
|
Powered by phpBB © 2001, 2005 phpBB Group
|