 |
www.cowslafil.com Welcome to Cowslafil discussion forum.
|
| View previous topic :: View next topic |
| Author |
Message |
cowslafil Site Admin
Joined: 16 May 2007 Posts: 25
|
Posted: Wed Nov 21, 2007 10:14 pm Post subject: Qaraabada Finland ah waxay u tacsi u dirayaan |
|
|
Anagoo kala ah dadaka hoos ku Xussan waxaan tacsi tiiraanyo aan u direynaa Qoyskii uu ka Geeriyoodey Marxuum C/qadir Xassan Cusmaan( Baydhabo) in ilaah uu ka siiyo samir iyo iimaan Isagana janaddii Fardosa ahayd uu ka waraabiyo.Dadkaa oo reer Finland ah waxay kalayihiin:
1. Col. Maxamed Xuseen Maxamed iyo Qoyskiisa
2. Cabdi Buule Cali,Qoyskisa iyo caruurtiisa.
3. Dr. Xassan Maxamed Gibin(Amxaar) Qoyskiisa iyo caruurtiisa.
4. C/risaaq Xassan Haye iyo Qoskiisa
5. Siciid Jamac Cigaal iyo Qoyskiisa
6. Siciid Cabdulqadir iyo Qoyskiisa.
7. Farax Cabdulqadir IYO Qoyskiisa.
8. Maxamed Daahir Sh, C/Raxmaan
9. Cabdi Axmed (Cabdi Dheere iyo Qoyskiisa).
10. Ing. Cismaan Xaaji Cabdullahi Fiiqow.
12. Maxamed Abshir Xareed.
13. Siciid Awees Xaaji C/lahi.
14. Cabdulqadir Maxamed Xassan (daada)
15. Siciid Ibraahim
16. Mahad Xassan haye.
17. Aamina Cali Xareed.
iyo iyo dhamaan qaraabada ku nool dalka Finland
illaah waxay ugu beryayaan marxuum C/Qaadir Baydhabo inuu janadii fardowso ka waraabiyo amiin |
|
| Back to top |
|
 |
|
|
You cannot post new topics in this forum You cannot reply to topics in this forum You cannot edit your posts in this forum You cannot delete your posts in this forum You cannot vote in polls in this forum
|
Powered by phpBB © 2001, 2005 phpBB Group
|