|
Waxaa jaaliyadda Bessha Qubeys ee ku dhaqan dalka Uk si xushmad iyo qadarin mudan loo ogeysiinayaa inay ka soo qeyb galaan Xaflad Muhiim ah oo muddo la sugayey oo ka dhici doona maalinimada axadda ah 12/09/2010 cinwaankan hoos ku qoran.
Goobta iyo wakhtiga.
Brownlow Road
West Ealing
W13 OSQ..
Taariikhda iyo saacadduna waa 12/09/2010 13:00 pm ama kowda duhurnimo.
xafladda waxay socon doontaa 6 Saacadood oo toos ah, oo isugu jira muxaadaro diini,waxaana halkaas ka hadli doona culimo awdiin siyaasiyiin iyo wax garad Waxaana Qadada lagu leeyahay madasha uu Shirku ka dhacayo.
wixii Faahfaahin kala xiriir tel..
07875488295.
07861746593.
07904654765.
cowslafil,news,network (CNN)
email: cowslafil@cowslafil.com
|