Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr C/laahi Daahir Barre oo sharci darro ku tilmaamay dastuurka qabyada ah.

   
08-sep.- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr C/laahi Daahir Barre oo uu warramayey idaacadda magaalada muqdisho ayaa sheegey in aan dariiq sharci ah loo marin diyaarinta dastuurka qabyada ah.

xeerilaalyaha ayaa shjeegey in ka hor inta aan lagu dhaqaaqin howsha diyaarinta dastuurka ay ahayd in arrintaasi ay cod buuxa ku ansixiyaan golaha wasiirada KMG ahi markaas ka dibna loo gudbiyo golaha baarlamaanka si uu ansixiyo markaas ka dibna madaxweynuhu uu saxiix ku oggolaado markaas kadibna la gudo galo diyaarinta dastuurka taasina lama yeelin ayuu yiri.

xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr C/laahi Dahir Barre ayaa waxa kale oo uu sheegey in xubnaha golaha baarlamaanku ay xaq u leeyhiin in ay oggolaadaan qabyo qoraalka dastuurka amaba ay diidaan.

xeerilaalyiyaha qaranka ayaa sidoo kale oo sharci darro ku tilmaamay jiritaanka gudiga soo diyaariyey qabyo qoraalka dastuurkan cusub.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn