Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Beesha Caalamka oo ka raja dhigay dowladda uu Madaxweyne SHARIIF iyo SHARMAARKE ay madaxda ka yihiin .

   
02-sep.- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Dowladda ku meelgaarka ah ee madaxweyne SHARIIF iyo ra'iisul wasaare SHARMAARKE aysan xal iyo waanwaan toona u hayn dalka sidii nabad waarta looga gaari lahaa arrimaha sirgaxan ee Soomaaliya Haddaba waxaa soo baxaya ifafaale sheegaya in la doonayo in markale beesha caalamku diyaarinayaan dib u heshiisiin cusub oo aan la sheegin weli halka lagu dhigayo iyagoo ka raja dhigay sida la sheegay dowladda uu Madaxweyne SHARIIF iyo SHARMAARKE ay madaxda ka yihiin.

“taasoo salka ku heysa kala qaybsanaanta ka muuqata golaha wasiirrada iyo golaha baarlamaankabaoo ku kala qaybsan arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya taas ayaana sababtay in dagaallo fara badan ka aloosmaan Soomaaliyo ka dib markii ay heshiisyo la gaari waayeen dhinacyada kasoo horjeeda .

Dhinacyad kasoo horjeeda Dowladda KMGka ah iyaguna runtii uma wadaan ummadda soomaaliyeed nabad iyo wada noolaasho ee keliya waxay ujeeddadeedu tahay in qaska iyo qalalaasuhu sii bataan oo uu waddanku ku jiro jahwareer iyo dagaallo joogta ah oo uu dalku ku sii sibqado, iyo in labada dhinac oo iskasoo horjeedaa ay weligoo sidaas ahaadaan, maxaa yeelay Ciidammada daowladda iyo AMISOM ma qaadaan dagaal ay kula wareegaan awoodda magaalada muqdisho iyo meelaha kale ee dalka oo ay haystaan dhinacyada kasoo horjeeda , kuwa kasoo horjeeda sida ALSHABAAB iyo XISBUL ISLAAM oo iyaguna aan awood u lahay inay ka adkaadaan ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn