Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Munaasibad loo qabtay furitaanka CAWSLAFIL AMERICAN ORGANIZATION ee North America oo ka dhacaday magaalada Minneapolis ..
   
05-oct- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Cawslafil American: Waabaa Baryay, Bilicsan, Arooryo Baxsan, Maalin Boqran

Waxaa si xamaasad leh iyo farxad lagu soo dhaweeyay maalintii Axada Oct 3rd, 2010 magaalada Minneapolis USA furitaankii ururka ama Community Cawslafil American Organization. Waxaa xafladaas looga kala yimid magaalooyin kala duwan ee ku yaal America. Waxaa halkaas qudbado ka soo jeediyay madax, waalidiin, culumaaidin iyo dhalinyaro.

Waxaa si cagmo furan ku soo dhaweeyay beesha Direed Eng. Jibril M.Said (Afyare) oo ah hogaamiyaha ururka Cawslafil oo ugu baaqay beesha inuu ururku ka shaqayn doono danaha guud ee beesha iyo in xafiski uu kaga baahi tiri doona beesha Direed waxyaabo farabadan oo ay meelo kale ka raadin jireen. Eng. Jibril M.Said (Afyare) waxa kale uu carabaabay in isu taga iyo uruurinta ay muhiim tahay, iyo dhalinta beesha ay u baahan yihiin dad hormood ah oo ay ku daydaan isla markaana ay yeeshaan community ama hoy ay dhihi karaan anaga ayaa leh.

Waxaa xafladaas ka qubdeeyay dhamaan xubnaha ururka Cawslafil oo runtii ku amaan mudan howshii ay qabteen oo kala ah: Shukri Cusman, Ahmed Diiriye(Kacaan), Dr. Mohamed Aden Jeele, Mohamud M. Faras, Xaliimo Oromo, Abdirahman Mukhtar. Waxaa kaloo beesha wacdi iyo tusaale u soo jeediyeyey Caaqil Kabayare oo kala dardaarmay beesha in ay howsha qaaliga ah ay sii wadaan.

Dhamaan beesha Direed meel walba ay joogaan waa ku mahadsan yihiin gacanta ay ka geesteen dhismaha Cawslafil American Organization oo in mudo ah la sugayey.

Waxaa mahad mudan dhamaan xubnaha Cawslafil American Organization.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn