Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Indha Cadde oo Sheegay in xubnaha Uga qeeyb galay Shirka Jabuuti in aysan Matalin Isbeheeysiga Dib u xureeynta Somalia....

   
may 13- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Qaar ka Mid ah Isbeheeysiga dib u xureeynta Dalka Somalia ayaa qaadacay Shirka Ka socoda Dalka Jabuuti waxaana ay sheegeen in aysan matalin xubnaha iminka ka qeeyb qaadanaya Kulankaasi ee ka midka ah Isbeheeysigaasi..

Xoghayaha Difaaca Isbeheeysiga Dib u xureeynta Dalka Somalia Shiikh Yuusuf Max’ed Siyaad oo Shabelle la soo xiriiray ayaa sheegay in shirka Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ka Socda uu yahay Mid lagu Marin habaabinayo Shacabka Somalied waa sida uu hadalka u dhigayeen..

Sidoo kale waxaa uu sheegay in xubnaha ka socda Isbeheeysiga dib u xureeynta Dalka Somalia ee ka qeeyb galaya Shirkasi aysan matalin Isbeheeysigooda waxaana uu ugu Baaqay xubnahaasi in ay ka baxaan shirka..

Indhaca cadde ayaa ku tilmamay kulanka ka socnaya Dalka Jabuuti in uu yahay Mid lagu wiiqayo Awooda Xoogag ka soo hor jeeda Dowlada iyo Ciidamada Ethiopianka ee Dagaalka Hubeysan kula jira..

Shirkaasi waxaa uu yahay Mid aan Qaadaceeyno Waxaan uu yahay mid lagu doonayo in lagu jah wareeriyo Shacabka Somalied isbeheeysigana ma matalaan Xubnaha iminka ka qeeyb qadanaya” Ayuu Yiri Indha Cadde..

Yuusuf Max’ed Siyaad oo ah Xoghayaha difaaca Isbeheeysiga Dib u xureeynta Dalka Somalia ayaa intaas raaciyay in aan lala soo socodsiin Masuuliyiinta Isbeheeysiga ee Ku Sugan Dalka Somalia sida uu sheegay waxaana uu ugu baaqay Madaxda isbeheesiga in ay kulan deg deg ah isugu yimaadaan oo arimahasi looga hadlayo isagoo nasiib daro ku tilmaamay in wada hadal lala galo kuwa shacabka Somalied dhibaatada u geeysnaya waa sida uu hadalka u dhigayee..

Horay ayaa waxaa hadalo kala duwan ay uga soo yeerayeen Masuuliyiinta Isbeheeysiga Dib u xureeynta ee ku aadan Shirka Ka soconaya Dalka Jabuuti kaasi oo ay isugu Tageen xubno matalaya Dowlada Somalia iyo Kooxaha ka soo hor jeeda..

Hadalka Indha Cadde ayaa ku soo beegmaya xili qaar ka mid ah Isbeheeysiga dib u xureeynta Dalka Somalia ay ka qeeyb galayaan Shirka ay soo agaasintay QM kaasi oo ka Socanaya Dalka Jabuuti.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn