Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Madaxweyne ismaciil Cumar Geelle ayaa berri xaflad soo dhaweyn ah u sameynaya labada garab ee ku sugan jabuuti iyo magacyada ergada 2da garab ee wadahadalka ugaga qeyb galaya...

   
may 11- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Berito waxaa suura gal ah in xafladii furitaanka uu qaban qaabiyo Madaxwaynaha oo gurigiisa uu ka dhaci karo . waa xaflad khaas u ah madaxwaynaha uu ku soo dhawaynayo. laakiin wax wada hadal ah oo dhex maraayo majiro labada garab Siyaasadeed bacdamaa Isbahaysigu diiday in DFKMG la galaan wada hadal.

Wafdigii ka socday Isbaheysiga dib-u xoreynta soomaliya oo culeys badan saarnaa ayaa xalay kulamo waqti badan qaatey ku lahaa Hotelka ay ka daganyihiin magaalada Jabuuti.

Xubnahaan ayaa xiriiro taleefan oo waqti badan qaatey la yeeshay dhiggooda kale oo ku sugan Asmara kuwaas oo kaga arrinsanayey talaabada ay qaadi doonaan, iyadoo wararka sheegayaan in ay ku-kala fikarad duwaanaayeen qaabka ay ugu qeyb galayaan shirka Jabuuti..

Dhinaca kale Wafdiga DFKMG ah oo ku sugnaa goobihii ay ka dagganaayeen Jabuuti ayaa sidoo kale halkaas wadatashiyo gaar ah ku yeeshay xagga khadka telefoonka

Guddiyada ka kala socda labada dhinac oo ku wada sugan Magaalada Djibouti ayaa waxay kala degan yihiin labo Hotel, waxaana wada hadallo gooni gooni ah la leh wakiillo ka socda Qaramada Midoobay oo isugu jira kuwo ka yimid Xarunta Qaramada Midoobay ee New York kuwaasi oo khibrad u leh dhexdhexaadinta iyo kuwo kale oo ka tegay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Siyaasadda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Nairobi..

Magacyada Liiska Xubnaha Isbahaysiga dib u Xoreynta Soomaaliya uga ayb galayo Shirka UNka u qaban qaabiyey Soomaalida.

1) Cabdiraxmaan Cabdishakuur Guddoomiye.

2) Prof. cabduraxmaan xaaji aden Ibbi Kaaliyaha Guudoomiyaha .

3) cabdulqaadir xaaji Maxamuud Dhaqane Xoghayah waxbarashada iyo teknoolajiyada.

4) Cabdiraxmaan Janaqow Xoghayaha Golaha Dhexe.

5) Cumar Sheikh cali Idriis Ku Xigeenka Xoghayaha Arr. dibadda.

6) Axmed Diiriye maxamed Ku Xigeenka Hantidhowrka isbahaysiga.

7) Dr. daahir Mohamuud Geelle Golaha Dhexe Isbahaysiga Arrimaha Dibadda.

8) Daahir Xassan Guutaale Xubin olaha joogtada Golaha dhexe.

9) Prof. Mohamed Abdi Gaandi Xubin Golaha Dhexe ahna La taliyaha .

10) Gen. Mohamed Sheikh Xassan Xubin Golaha joogtada Golaha dhexe.

11) Prof. Ibrahim Xassan Caddow La taliyaha Guddoomiyaha Isbahaysiga xagga arrimaha Dibadda .

Magacyada Ergada DF

Wasiirka dib u heshiisiinta; Cabdirisaaq Ashkir Cabdi.

Wasiirka Maaliyadda; Maxamed Cali Xaamud.

Wasiirka dib u dhiska; Nuur Iidow Beyle.

Xildhibaan; Cabdalla Boos Axmed .

Xildhibaan; C/llaahi Shiikh Ismaaciil.

Xildhibaan; Maxamed Maxamuud Xeyd.

Xildhibaan; C/raxmaan Jaamac.

Mudane Ismaaciil M. Muuse .

Mudane; Ibrahim Garabey.

wixii warar ah ku soo kordho kala soco WWW.COWSLAFIL.COM

Weriyaha shabakada COWSLAFIL ee jabuuti qadar-yare.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn