Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Dawladda Shiinaha oo cambaaraysay duqeyntii ay diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ka geysteen magaalada Dhuusamareeb

   
may 05- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Dawladda Shiinaha ayaa noqotii dawladdii ugu horreysay oo cambaaraysay duqeyntii ay diyaaradaha dagaalka Maraykanka ka geysteen magaalada Dhuusamareeb halkaasoo ay ku dhinteen in ka badan 20 qofood, 30 kalena ay ku dhaawacmeen, guryo badanna ay ku bur-bureen.

Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha oo warsaxaafadeed ka soo saaray xaruntiisa dalka Shiinaha ay ku sheegay in dawladda Shiinaha ay cambaaraynayso duqeyntiisa kuna tilmaanay xasuuq ba’an oo loo geystay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ayaan darro tahay in Maraykanka oo ku dooda inuu ka mid yahay dawladaha tixgeliya shuruucda xuquuqda aadanaha uu haddana caado ka dhigtay dhibaateynta iyo ku xadgudubka dad shacab ah oo aan waxba galabsan, waxaana warsaxaafadeedka loogu baaqay dawladaha caalamka inay arrintaasi il gaar ah ku fiiriyaan.

Duqeynta ay diyaaradaha Maraykanka ka geysteen magaalada Dhuusamareeb ayaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Difaaca dalka Maraykanka sheegeen inay ku bartilmaameedsanayeen masuuliyiin ka tirsan Al-shabaab, waxaana duqeyntaasi ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Macallin Aadan Xaashi Cayrow iyo rag kale oo ka tirsan ururka Al-shabaab.

p align="justify">cowslafil,news,network (CNN)
cowslafil@cowslafil.com">cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn