Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Kulan loogu gool xaarayay kal fadhi guud oo ay isugu imaanayaan Beel weynta Direed oo ka dhacay Magaalada London .strong>

   
May 03- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Shirweyne aad loo soo agaasimay oo ay si weyn uga soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee Beesha Direed ayaa xalay oo taariikhda ahayd 02:05:2010 ka dhacay Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingriiska.

Waxaana shirkaas ka soo qayb galay wufuud ka kala socotay dhammaan beesha direed sida Siyasiyiin, aqoonyahanno, dhalinyaro iyo culumaa’udiinka ee ku abtirsada Beesha Direed.

.

Sida caadadu ahayd beesha Direed Shirka waxaa lagu daah furay Aayadaha Quraanka Kariim ah iyo kalmado Alle xasuusin ah waxaana ku furay Sheikh Maxamed DEEQ.

Furitankii kulanka ayaa waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay Mr.Cali Jaamac Warsame iyo C.Fatax Abshir Xareed oo ahaa raggii soo qabanqaabiyay shirkaan,Sidoo kale, waxgarad kala duwan ee halkaasi ka hadlay ayaa dhamantood muujiyay baahida loo qabo in laga shaqeeyo midnimada iyo wax wadaqabsiga beesha direed.

Inkastoo dadweynihii aadka u farada badnaa ee madashaasi ka hadlay aan dhamaantood halkan lagu soo koobi karin, hadana xubnihii halkaas erayada dhaxal galkaa oo qiirada ku abuuray goob joogayaalkii kasoo jeediyey waxaa ka mid ahaa:

1) Suldaan Cali Maytan, 2) Nabadoon Cismaan Cosoble, 3)COL. Ibrahim Yaxye, 4)Col.Xasan Suuri,iyo 5)Dr.Maxamed Cali Jaamac. Ajandayaasha laga hadlay shirka ayaa waxaa ka mid ah:

1- Isbarasho beelaha direed

2- U gogol xaarid kal fadhi guud

3- baahida loo qabo in la helo maamul iyo kala danbeyn

3- Dardar galinta howlaha beesha iyo isku xirka dadka ehelka ah

4- iyo qodobo kale oo muhiim ah

Dood dheer iyo falanqayn kadib, waxaa la’isla gartay in la magacaabo guddi ka kooban 15 xubin kuwaas oo kale ah>

1)Beesha Madaxweyne Dir laba xubin

2)Beesha Ciise Madoobe laba xubin

3)Beesha Magaadlle laba xubin

4)Beesha isaaq laba xubin

5)Beesha Surre laba xubin

6)Beesha Biyomaal laba xubin

7)Beesha Samaroon laba xubin

8)Beesha jiiddo laba xubin

kulankii waxuu kusoo gabagaboobay jawi aad aad u wanaagsan oo ay farxadi dheehan tahay,abaaraha siqdii dhexe markey saacadu ahayd 12.00pm.

COWSLAFIL.COM
.
cowslafil@cowslafil.com  

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn