Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Ciidamada Itoobiya oo dib uga soo laabatey Jowhar hanjabaad kaga timid maxaakimta darteed...

   
may 05- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Wararkii ugu danbeeyey ee laga helo jowhara ayaa waxaa ay shegayaan in Ciidamada Itoobiya oo labo cisho ka hor gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe ay saaka mar kale halkaasi dib uga soo laabteen ka dib markii xaley uu u hanjabey Afhayenka maxaakimta islaamigaa Cabdiraxiin Ciise Cadow oo dina howlgalada uga hadla maxaakimta.

Cabasida ayaa Ciidamada Itoobiya la sheegay in ay kaga soo baxeen iyagoo maalmihii ay joogeen ay ka muuqatey arintaasi sida dadka socotada ah ay ka soo warinayeen ee magaalada Jowhar soo gaarayey degaan 2-km dhinaca woqooyi kaga began, shalay halkaasi soo marey.

Sida warku sheegayo ciidamada Itoobiya oo watay illaa 11 gaari oo u badnaa kuwa ciidamada lagu daad gureeyo ayaa aroornimadii hore ee saaka inta usan waagu cadaan halkaasi ka dhaqaaqay, iyagoo ku soo laabtay wadadii ay markii hore ku tageen oo aheyd mida dhinaca Muqdisho u soo aada, waxaana arintaasi si aad ah ugu farxay dadweynaha ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo iyagu markii ay ciidamada Itoobiya tageen halkaasi cabsi weyn ka muujinayey dagaalo dhexmara iyaga iyo kooxaha ka soo horjeeda..

Sidoo waxaa magaaladaasi ay ilaa hada tahey mid maamul la’aan ah ilaa intii ay halkaasi iskaga soo huleeleen Madaxdii DFS u magacowdey Gobolkaasi cabsi ay ka qabaan ciidamada Dowlada ka soo horjeeda iyo Ethiopian-ka ilaa hadana ay ku suganyihiin Muqdisho ayaan xitaa lagu heshiin ciidamadii Madaniga ee ay codsadeen Maxaakimtu xiligii ay ku sugnaayeen .

p align="justify">cowslafil,news,network (CNN)
cowslafil@cowslafil.com">cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn