Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Kulan lagu dhex dhexaadinayo beelo ku dagaallamay deegaano hoos taga gobolka Gedo oo saakay ka furmaya degmada Luuq....

   
may 13- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu ka furmo kulan ballaaran oo lagu dhexdhexaadinayo laba beelood oo in dhoweelaba ku dagaallamayay deegaano ka tirsan degmada Luuq kaddib markii ay soo dhameystirmeen ergooyin ka kala socday labada beelood oo maleeshiyadoodu dirirtu dhex martay.

Kulanka maanta ka furmaya degmada Luuq ee lagu dhexdhexaadinayo labada beelood ee dirirti ku dhex martay tuulooyin hoos taga degmada Luuq ayaa ka dambeysay dadaallo ay beryahan wadeen odayaal dhaqameedyo iyo nabadoon ka tirsan beelaha ka soo jeeda Gobolka Gedo.

Ergooyinka ka kala socda beelaha ay dirirti ku dhex martay deegaanadaasi oo gebi ahaanba aqbalay ka soo qayb galka kulanka ayaa saakay halkaasi isugu imaanaya si ay uga wada hadlaan wixii markii horeba dhaliyay khilaafka dhaliyay gacan ka hadalka iyo sidii ay labada beelood ay u gaari lahaayeen xabbad joojin iyo heshiis dhab ah loona soo af jari lahaa colaadda in muddada ah ka dhaxaysay.

Beelahan maanta lagu heshiisiinayo degmada luuq ayaa iska hor imaadkooda waxaa uu salka ku hayaa muranno la xiriira lahaanshaha dhul cusbada laga qoto iyo dhul daaqsimeed oo ay labada beelood mid waliba sheeganayso inay iyadu leedahay.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn