Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Ganacsatada Muqdisho oo go’aamiyey in si aan kala sooc laheyn loo qaato lacagaha 1000-ka Shso ah...

   
may 06- 2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Fagaare ka soo horjeeda masaajidka Abuu Hureyra ee Suuqa Bakaaraha kulan balaaran waxaa iskugu yimid mas’uuliyiinta ganacsatada, culumaa’udiin iyo dadweyne fara badan, kaasoo looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa cabashada ka imaaneysa bulshada ee la xiriirta xaalada adag ee soo wajahaday shilinka Soomaaliga ka dib markii qaar ka mid ah lacagaha 1000-ka shilin ay diideen ganactasda..

Max’uud C/kariin Gabeyre oo ah Guddoomiyaha midowga ganacsatada gobolka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ganacsatada waaweyn ee Muqdisho ay beri ka yihiin arinta la xiriirta diidmada ka timid kunka Shilin ee muranka ka dhalisay qeybo ka mid ah dalka, wuxuuna sheegay iney ku dedaalayaan sidii ay wax u qaban lahaayeen kaalintoodana uga qaadan lahayeen socodsiinta lacagtaasi, isagoo sheegay in wixii hadda ka dambeeya ay go’aansadeen ganacsatada waaweyn ee magaalada Muqdisho ay qaataan lacagtaasiisla markaana shirkadaha waaweyn mushaharka shaqaalahooda ku bixin doonaan shilin Soomaali ah, wuxuuna sheegay oo kale in ciidamada illaalada Suuqa bakaaraha ay amar ku siiyeen iney talaabo ka qaadaan cidii diida lacagtaasi..

Waxaa sidoo kale ka hadlay shirkaasi xubno ku hadlayey qeybaha kala duwan ee Suuqa Bakaaraha culumaa’udiin, iyo Abwaano waxaana kulankan uu ku soo beegmay xilli maalintii labaad ay socdaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho banaanbax looga soo horjeeda diidmada lacagaha qaar kaasoo ay dhigayaan dadweyne careysan, Lamana oga ilaa hadda waxa kulankan uu ka bedeli karo xaalada jirta.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn