|
Musharraxa Mr.ASAD OSMAN oo ah nin aad u firfircoon karti iyo aqoona u leh howlaha horyaala oo ka socda Xisbiga Liberal-Democrate ayaa u muuqda mid haya ama ku socda majare aan la waabin karin kuna sii socota goolka guusha.
Waxaa kaloo xusid mudan inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee Soomali h isu soo taago musharrax Gobolada la isku yiraa ( Manchester And North West Region) Dhaqdhaqaaqa siyaasadeed iyo soo shaac-bixistiisa bulshada dhaxdeeda waxaa xudun u ahaa hawlihii iyo adeegii uu dadka uga qaban jiray magaalada Manchester.
dadweynaha ku nool gobolka Manchester ayaa si weyn ula dhacay hawlkarnimada Mr.Asad Osman waxaana inta badan bilaabantay in dadku ay magaciisa isla dhex maraan.
doorashadu waxay ka turjumi doontaa hadii uu ku soo baxo Mr.Asad Osman jihada ay qaadan doonto siyaasadda dowladda Ingiriiska shacabka soomaaliyeed 5 sano ee fooda nagu soo haysa. Inta badan soomaalidu waxay u codeeyaan dantooda gaarka ah , Sidaa daraadeed waxaa lagama maarmaan ah inay codeeyaan dadkeena ku nool Magaalada Manchester.
Background:.
Mr.ASAD OSMAN Party Politic is Liberal Democrate asad osman his background study International Law and Politics in Selford University in Manchester and he is Legal counciltant asad osman has worked different Deparment Local Goverment in Uk After 4 Years ago Asad osman Joint the Politics Party in Manchester North West as has been Elected to Stand Frist time in ARDWICK WARD in Manchester As Local Councellor asad osman he is Frist Somalian Who Gonna Come Local Councillor in Manchester And North West Region.
Waxa haboon in hiil iyo hooba la isku garab taago.
COWSLAFIL.COM
.
cowslafil@cowslafil.com
|