Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Howlgallo ciidamada booliska DF iyo kuwa Itoobiya ay maanta ka sameeyeen degmooyinka X/weyne, X/jajab iyo Hodan oo lagu soo qabtay dad rayid ah................

   
july-02-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Ciidamada Itoobiya iyo Dowladda federaalka ayaa maanta howlgalo kala duwan ka sameeyey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka X/weyne, X/jajab iyo Hodan, kuwaasoo ay ku soo qabqabteen dad badan oo rayid ah oo ku kala sugnaa guryahooda iyo goobahooda ganacsiga..

Agagaarka fagaaraha Tarabuunka ee degmada Hodan ayaa Ciidamada Dowladda Itoobiya ee degan isbitaalkii hore ee Digfeer waxay maanta ka sameeyeen halkaas iyagoo raxan raxan u socda howlgalo baaritaan ah, halkaasoo ay ka qabqabteen dad tiradooda lagu qiyaasay Soddon ruux oo ay geeyeen fariisinka ay halkaasi ku leeyihiin ee isbitaalka Digfeer, lamana oga nolol iyo geeri waxa ay ku sugan yihiin .

Sidoo kale, Xaafado ka kala tirsan degmooyinka X/weyne iyo X/jajab ee magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa isku fidiyey ciidamada booliska Dowladda federaalka Somalia, waxaana howlgalkaasi lagu qabqabtay illaa toban ruux oo ka mid ahaa dadweynaha deegaankaasi kuwaasoo ay ciidamadu ka soo qabteen wadooyinka iyo xaafadaha.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn