Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 

Magaalada Baydhabo oo gebi ahaanba xiran lana filayo inuu ka furmo kulan baarlamanku yeelanayo

July-05-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .  

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in gebi ahaanba waddooyinka lagu soo daadiyay saakay ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah isla marakana la joojiyay isu socodkii gaadiidka iyo dadweynaha ee gudaha magaaladaasi, marka laga reebo xildhibaanada oo saakay kulan ku yeelan xarunta ADC-da ee dawladda iyo ciidamada Soomaalida ah.

Xiritaanka ay ciidamadan xireen waddooyinka magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ka dambeysay kaddib markii habeenkii xalay ahaa qarax lala beegsaday saldhig boolis oo ku yaallay bartamaha magaalada Baydhabo iyo saakay oo la filayo in xubnaha baarlamaanka oo muddo isku khilaafsanaa sii socoshada hawlaha baarlamaanka uu si rasmi ah uga furmo magaalada Baydhabo, waxaana xiran inta badan goobihii ganacsiga iyo isu socodka gaadiidka.

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in sababta ciidamadan fara badan loo soo dhoobay gudaha magaalada Baydhabo lagu fasiray in ay suurto gal tahay inay soo gaaraan madaxda sar-sare ee dawladda federalka Soomaaliya qaarkood xilli maanta uu si rasmi ah u frmi doono, kulankii muddada dheer la sugayay kaddib markii ay maalintii shalay ahayd yimaadeen magaalada Baydhabo 57 xildhibaan oo ka kala yimid magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho kuwaasoo ah kuwii buuxin lahaa kooramka uu ku furmi karo kulanka baarlamaanka.

Ajeendayaasha baarlamaanka uu ka hadli doono ayaa dadka ku dhowdhow magaalada Baydhabo xubnahooda baarlamaanka waxay sheegeen inuu u qeybsan yahay labo qeybood oo kala ah sidii loola xisaabtami lahaa xukuumadda Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo kuwo kale oo doonaya iyaguna in lala xisaabtamo saddexda masuul ee ugu sarreysa dawladda federalka Soomaaliya ee aan lagu ekaan Nuur Cadde oo kaliya, fikradahaasi oo ah kuwo si aad ah isaga soo horjeeda balse la arki doonee.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn