Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
War saxaafadeed ay Maanta soo saareen golaha Guurtida Direed oo ku wajahan Dagaalada ciidamada Ethiopia iyo Dhibaatooyin kale........

   
july-02-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Tix. Lam_______________ Tr: 02/07/2008.

Ujeeddo: warsaxaafadeed:.

Kulan ay isugu yimaadeen golaha guurtida beelaha direed ayay kaga wada hadleen saddex qodob oo kala ah xasuuqa ba,an ee ka socda degmooyinka girceel iyo matabaan iyo wada hadalka dalka yemen uga furmi doona madaxda isbahaysiga di-u-xoreynta soomaaliya iyo fatahaadaha uu geystay wabiga shabeele gaar ahaan tuulada afgooye yarey oo ka tirsan degmada k/waareey falanqeyn dheer ka dib goluhu wuxuu soo saaray warsaxaafadeedkan soo socda;.

Xasuuqa ka socda degmooyinka guriceel iyo matabaan .

1.golaha guurtida beelaha direed waxay cambaareynayaan xasuuqa ba,an ee ka socda degmooyinka guricel iyo matabaan oo ka kala tirsan gobolada hiiraan iyo galgaduud .

2. goluhu wuxuu atintaas u arkaa mid lagu dhibaateynayolaguna barakicinayo dadkii ay markii horeba ciidamada wayaanadu kasoo barakiciyeen meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka .

3. goluhu wuxuu cadeynayaa in arintaas ay uga gol leeyihiin inay ku qabsadaan dalka ,dadka iyo diintaba kadib markay umadda soomaaliyeed ay ka dhigaan wax ay dilaan wax ay xabsiyada ka buuxiyaan ,wax ay qaxooti ka dhigaan iyo ugu dambeyn wax ay gumaystaan arintaas oo uu shacabku ka dhiidhiyay.

4. goluhu wuxuu umadda soomaaliyeed leeyahay ;geesiyada halgamayoow hadii uu biciid jabo ma haweysto boodee haanboosta yaan lagaa badin.

wada hadalka dalka yemen ka furmi doona .

1. goluhu wuxuu soo dhaweynayaa shirka dib-u-heshiisiineed ee la filayo inuu dhowaan uga furmo madaxda isbahaysiga dib-u-xoreynta soomaaliya dalak yemen .

2. goluhu wuxuu uga baaqayaa madaxdaas inay u tanaasulaan umadda uu dhibkaas iyo barakacaas ku wajahan yahay .

3. goluhu wuxuu rajeynayaa inay dalka yemen ka soo laabtaan iyagoo ah far iyo faraantigeed si ay ufarax galiyaan shacabkii ay calool xumada ku beertay khilaafkoodii hore dhabar jabna ugu noqoto cadowgii ku farxay khilaafkooda .

· fatahaada wabiga shabeele gaar ahaan tuulada pafgooye yarey oo ka tirsan degmada k/waarey.

1. goluhu wuxuu wuxuu si aad ah uga walaacsan yahay dadka ku dhibaateysan tuulada afgooye yarey oo ka tirsan degmada k/waarey ee gobolka sh/hoose tuuladaas oo ay halakeeyeen fatahaado uu sameeyay wabiga shabeele fatahaadahaas oo baabi,iyaydhammaan dalagyadii beeraha.

2. goluhu wuxuu ugu baaqayaa hay,adaha samaalka iyo dhammaan deeqbixiyeyaasha gudaha iyo dibadda inay dadkaas lasoo gaaraan kaalmo deg deg ah dadkaas o markii horeba ay saamaysay barakaca iyo sicirbararka .

mahadsanidiin.

Guddomiyaha Golaha Guurtida beelaha direed Axmed Maxamed Barre-.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn