Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 

Marathon aad u dheer oo uu soo qaban qaabiyay MAXAMED CALI XAREED oo lagu Qabatey Dalka talyaaniga.

July-12-2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .  




Maxamed Cali Xared oo kamid ah jaaliyadda qurba-joogta ee deggen dalka talyaaniga magaalada ALESSANDRIA tartan maaradoon ah oo lagu soo jeedinayo Quluubta dad badan si ay uga hadlaan in wax laga qabto Dhibatada Soomaliya ayaa dhacey dalka talyaaniga magaalooyin badan oo ka mida.

Oradkaas oo ka soo billowday magaalada alessandria kuna soo dhamaaday caasimadda dalka talyaaniga ee ROMA.

Maratoonkaas oo loogu tala galay in indhaha caalamka lagu soo jeediyo dhibaatada ka taagan somaliya iyo sidii wax looga qaban lahaaba.







Maaratoonkaas oo ay ka qeybgaleen orodyahanno u dhashay dalka talyaaniga iyagoo orod ku soo maray masaafo gaareysa ilaa iyo 650km .

Orodyahannadaas oo ku labisnaa funaanad calanka somaliya ku sawiran yahay.

Markii ay soo gaareen caasimadda ROMA waxaa halkaas ku soo dhaweeyay somalida deggen magaalada ROMA iyo iyo ku xigeenka duqa magaalada ROMA halkaasoo waxaana halkaas lagu qabtay xaflad oo la isku dhaafsaday qudbado lagu soo bandhigay xaaladda murugsan oo ay somalida ku sugan yihiin.
Guddoomiyaha maaratoonka MR. MAXAMED CALI XAREED iyo kooxdii uu hoggaaminayay ay ka codsadeen in somalida iloowshaha laga saaro oo si dhab ah loogu soo jeesto arrimaha somaliya.

Maaratoonkaas oo lagu soo gabagabeeyay xarunta VATIKANKA kuna soo dhammaaday is afgarad ayaa la rajeynayaa inuu noqdo mid mira dhal ah somalidana ku soo jeediyo indhaha
beesha caalamka.

cowslafil,news,network (CNN) .
email: cowslafil@cowslafil.com.

Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn