Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Qaxooti soomaaliyeed uu ku dhibaateysan Buulo Harraan ...
   
July 24 - 2007 Cowslafil.com
 

Buulo harraan waa degaan ku yaala Gobolka shabeelada hoose halkaas oo ay ku dhibaateysan yihiin qoxooti soomaaliyeed oo ka soo barakacay Muqdisho iyo degaanada ku heeraarsan ka dib dagaalada isdaba jooga ahaa ee halkaas ka dhacay.


Degaankan oo ku yaal inta u dhaxaysa ceel-jaalle iyo ceel-axmed ayaa waxaa laga soo sheegay inay ku dhibaayteysan yihiih qoxooti isugu jira kuwo markii hore ka soo bara kacay Mogadishu kadibna waxaa ku soo kordhay kuwa ka yimid marka, qoryooley waxayna ka kooban yihiin 73qoys oo aan beeraley ahayn oo xooluhuna aad iyo aad ugu yar yihiin, kalluumaysigana wax Ka yaqaan laakiin aan haysan wax qalab ah oo ay ku kalluumaystaan.


Sidaas darteed noloshooda waxaad ka daawan kartaan sawirada aan ka soo qaadnay sida biyo xumida, shaqo la'aanta, hoyxumada, waxbarasho la'aanta iyo caafimaadka. I.W.M.


Waxaa kaloo jira Qoxooti isku darkoodu ka kooban yahay 1503 qoys degenaa Poli Tekniko iyo agagaarkeeda oo hadda qeyb ka mid ah ay soo gaareen Buulo Harraan halka iyaga iyo kuwa kale oo ay ka soo tageenba ay ku sugan yihiin xaalad adag loona baahan yahay in lala soo gaaro gar gaar deg deg ah.














Codsi: -


Waxaan ka codsan walaalaha soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka dibadiisa iyo Hay'adaha samafalka inay dadkaas ku dhibaataysan Buulo Harraan la soo gaaraan kaalmo deg-deg.


Qofkii raba inuu wax u diri dadkan dhibaateysan haku soo diro koontadan


Haddii aad ku dirto lacagta tabaruca xawaalada Al-Mustaqbal wax qidmo ah ma leydinka qaadayo. Waxaad ku hagaajisaan Fadumo Hassan Diirshe, tell: 00252-1-851233 Mobile: 5591488

Waxaad kaloo ku soo diri kartaan lacagta mucaawinada koontada ururka samafalka FATXA ay ku leedahay bangiga dahab-shiil oo ah 0002445

Ururka samafalka FATXA:

Koonto number: 0002445

Bangiga Dahab shiil

Background: ururka FATXA (URURKA SAMAFALKA HAWEENKA & HORUMARINTA EE FATXA)

Fatxa is relief and development organization, non- political and non- profit marking humanitarian organization. Fatxa was found on 1991, immediately after fall of formal Somali government in Mogadishu by group of Somali intellectuals composed of men and women.

FATXA VISION

Fatxa decides to be a sustainable organization and foresees the Somali women free from illiteracy, poverty and disease.

FATXA MISSION

Fatxa established enhancing strategies of supporting and elimination of poverty among communities of Banadir, lower shabelle, through training, capital investments and awareness building.

Contact Person: Faduma Hassan Dirshe

Tell: 00252-1-851233 Mobile: 5591488

E-mail: fatxa_77@hotmail.com

E-mail: fatxa_org@yahoo.com

Shabakada ururka FATXA.ORG, Guji/Riix halkan



Januune Geedi
Muqdisho, Somalia
januune46@hotmail.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn