Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Ma’ahan 4.5 ee waa 2.5, sababtu waxay tahay, laba beellood ayaa xalaaleystay labada xil ee wadanka ugu sareeya.....

   
july-31-09 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Ma’ahan 4.5 ee waa 2.5, sababtu waxay tahay, laba beellood ayaa xalaaleystay labada xil ee wadanka ugu sareeya (Madaxweynaha iyo Ra’iisu wasaaraha) hal beelna waxaa sidii dhaxal oo kale loo siiyeey guddoomiyaha baarlamaanka,ummadda intii kalena xuquuqdii iyo tixgalintii ay lahayd waxay noqotay “bakhti-yaanasiib.

4.5 Waxaa lagu saleeyey dastuurkii Qaranka Somaliyeed iyo Dawladda Ku Meel Gaarka ah ee Somaliya, waxaana wax lagu qaybsadaa 4.5,halbeeggaas loola jeedo afarta beellood ee waa weyn iyo beesha barka ah.(beel bar ahna ma jirto)macnaha waa dulmiga maanta ka taagan soomaaliya.

Haddii aynu dhinac kale ka eegno halbeega ma’ahan 4.5 ee waa 2.5, sababtu waxay tahay, laba beelood ayaa milkiyeystay labada xil ee wadanka ugu sarreeya (Madaxweynaha iyo Ra’iisu wasaaraha lugta jecli, lafta jecli, jaga walbana anaa ku habboon) beelna waxaa sidii dhaxal oo kale loo siiyeey guddoomiyaha baarlamaanka, ummadda intii kalena xuquuqdii iyo tixgalintii ay lahayd waxay noqoday “bakhti-yaanasiib”.

4.5 haddii an ka raacno Hadii qabiilna noqdo lugta jecli,lafta jecli, jaga walbana anaa ku haboon, oo anagaa qaadanayna.

Su'aasha meesha taal waxay tahay waa idinka isku koobay taladii waddankee miyaydaan ogeyn in wadanka taladiisa dad idinkala dhexeeyo misna idinka wadaniyad badan?

Tan labaad sidee ayay ku dhici kartaa in hal beel intaas oo jago ah isku darsato R/wasaarihii iyo arrimaha dibedda iyo xiriirki calaamiga,macanaha waxa weeye caqligaan idiin shaqeyn karin.

Waxaan shaki ku jirin in ay dad badani ila qabaan aragtida ah in sheikh shariif uu ku tuntay dastuurki dalka iyo awood qeybsigii 4.5 Hadal iyo dhamaantiis, waxaa ummadda Somaalida ee arrimahan daneeyaa aad uga xunyihiin, lana yaaban yihiin, sida labadan reer ragga siyaasadda gacanta ugu hayaa u noqdeen rag aan marnaba ka korayn aragtida ku salaysan “Aniga Horta””. .

Aragtida qaraagu ka turjumi mayso shabakadda wararka cowslafil.com.

diiriye: email :gufeys@gmail.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn