Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Labada shariif kulamo kula leh magaalada Nairobi mas’uuliyiin ka kala socota ururka midowga Yurub iyo C/laahi yuusuf oo jabuuti u daba maray..............

   
june 18-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Guddoomiyeyaasha golaha fulinta iyo kan golaha dhexe ee isbaheysiga dib u xoreynta Somalia Sheekh Shariif Sheekh Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulamo kula leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya mas’uuliyiin ka kala socota ururka midowga Yurub,qaramada middobay oo sida la sheegay markii horeba ku casuumay halkaasi.

Dhanka kale waxaa dalka jabuuti u daba-maray shariifyada madaxweyne C/laahi yuusuf oo safar kala yimid madaxweyne ismaciil cumar geelle dalka ethiopia Lama garanayo ujeedada ka dambeysa imaatinka C/llaahi Yuusuf ee dalka Jabuuti oo uu todobaad ka hor mar sidan oo kale soo gaaray magaaladan Jabuuti, balse war laga sii daayay idaacadda Jabuuti ayaa lagu sheegay in Mr. Yuusuf uu muddo labo cisho ah booqashadan ku joogi doono Jabuuti, balse ma aysan sheegin arrimaha sida gaarka ah uu ugu jeedo madaxweynuhu.

War jiraaba cakaaruu iman, haddii asbuucyada soo socda la arko sansaan muujinaysa isku soo dhawaansho in Soomaali badan ay qorshahan taageeri doonto, madaxda Isabahaysgia ee heshiiska saxiisadayna loo arki doono geesiyaal marka ay arrintu u hirgasho sida ay u dhigeen macanaha heshiiska.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn