Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Mid kamd ah hogaamiyeyaasha Ururka AlQacida oo baaq u diray dagaalyahanada soomaalida..............

   
june 23-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Ururka Al-Qacida ayaa waxaa uu fariin baaq ah u diray dagaalyahanada soomaalida ee ka dagaalamaya gobolada kala duwan ee wadanka soomaaliya.

Cajalad muuqaal ah oo soconaysay 19 daqiiqo lana soo dhex dhigay website ay leeyihiin ururka Al-Qacida ayaa loogu baaqay kooxaha Soomaaliyeed ee ka dagaalamaya gudaha dalka soomaaliya in ay la dagaalamaan ciidamada Qaramada Midoobay ee la keeni doono Soomaaliya iyo kuwa ethopia ee haatan ku sugan ciida soomaliya.

Afhayeen u hadlay Ururka Al qaacida oo lagu magacaabo Abuu Yaxya Al-Liibi ayaa ku booriyay dagaalyahaninta Soomaaliyeed ee gacan saarka la leh ururka Al-Qaacida in ay la dagaalamaan ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda Q/Midoobay kuwaas oo lagu heshiiyay in la keeno Soomaaliya mudo 120 maalmood kadib laguna badalayo kuwa Ethopia,Afhayeenkaas ayaa sidoo kale baaqiisa ku sheegay in aysan aqbalin Soomaalidu wax aan ahayn Dowlad Islaami ah oo dalka laga hirgeliyo sagoo ku booriyay inaysan qaadan sharuucda caalamiga ah.

Abuu Yaxya Al-liibi ayaa heshiiska dhex maray Dowladda KMG iyo Isbahaysiga Asmara ku tilmaamay mid aan wax qiimo leh soo kordhinayn, wuxuuna ku amaanay kooxaha Soomaalida ee ka horyimid heshiiska Jabuuti lagu gaaray,Abuu Yaxya Al-Liibi ayaa waxaa uu ka mid yahay saraakiisha sare ee ururka Al-Qaacida, waxaana la aaminsan yahay in uu ku dhuumaalaysanayo xuduudaha u dhaxeeya Afganistan iyo Pakistan,ninkaas ayaa horay ugu baxsaday xabsi ku yaala dalka Afgaanistaan xili halkaas lagu xiray.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn