Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
XERAALE oo ka mid noqotay lixdii degmo ee Madaxweynaha Soomaaliya maanta Magacaabay oo ka kala tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug ...............

   
june 30-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta Magacaabay ilaa 6 degmo oo ka kala tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug ee dalka Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha KMG Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta lagu magacaabay illaa 6 degmo oo ka mid noqonaya degmooyinka gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Afhayeenka dowlada KMG Soomaaliya Cabdi Xaaji Goobdoon oo maanta Aqrinayay waregtadani ayaa sheegay in madaxweynaha uu go’aansaday magacaabida degmooyinkan lixda ah kadib markii uu aqbalay codsi kaga yimid wasaarada arimaha gudaha iyo waxgaradka deegaanada maanta degmooyinka loo magacaabay.

Meelaha la magacaabay waxaa ka mid ah gobolka Galgaduud oo laga magcaabay Deegaanada XERAALE ,baxdo,Gur Ceel iyo Ceel Garas oo dhamaantooda laga wada dhigay Degmooyin halka markii hore ay ahaayeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Waxaa sidoo kale gobolka Mudug loo magacaabay degmooyin horay u ahaa deegaano kuwaasi oo kala ah Col Guula iyo Jowla oo dhamaantooda laga wada dhigay degmooyin cusub oo hoos tagaya gobolka Mudug.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn