Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Col. Cumar Xaashi Aadan Maamulada Dowladu u soo magacaawdo Gobalka hiiraan waxaa la soo mariyaa marka hore Col.Gabre ...............

   
june 29-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Col. Cumar Xaanshi Aadan oo goor dhaw soo gaaray Magaalada Beledweyne ayaa kulan saacado qaatay waxaa uu la yeeshay Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo markii ugu horreysay ay isa soo hor fariistaan Mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga mudo ka badan hal Sano iyo bar.

Cumar Xaashi Aadan oo ah xoghayaha arrimaha gudaha ee isbaheysiga dib u xoreynta ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arrimo dhowr ah isaga oo sheegay in ay doonayaan in ugu horeyn ay ka xoreeyaan dalka Ciidamada Itoobiyaanka ee kusoo duulay iyo sidoo kale in ay ku daraan wax uu ku tilmaamay daba dhilifka la shaqeeya .

Sidoo kale shirkiisa jaraa’id waxa uu kushegay Cumar Xaashi in iminka aysan diyaar u aheyn in ay wax maamul ah u dhisaan Gobolka Hiiraan oo ay doonayaan keliya in ay Odayaasha ku tixgeliyaan oo ay ammaanka ay wax weyn ka qabtaan, isaga oo intaasi ku sii daray in dalka inta laga xoreynayo aanu wax maamul ah aysan u sameyn doonin.

Isbaheysiga Asmara ayaa xubnahoodii ugu sar sareeyay waxa ay noqonayaan kuwa soo gaara gudaha dalka iyadoo sida muuqata isku qeybiyay qeybo kamid ah Gobolada dalka lakin aysan weli si shaacsan isu soo bixn, lakin iminka ayaa marka ay meel qabsadaan Maxkamadaha Islaamiga waxaa ka khudbeeya goobaha ay maxkamadaha qabsadaan Madaxda Isbaheysiga Asmara oo u muuqanaya kuwa dhuumashada gudaha wadanka kasii baxaya oo saxaafadda iyo shacabka isu soo bandhigaya.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn