Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyadoo aan lala beegsan hoobiyayaashii ay ku...............

   
june 28-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoona muddo saacado ay u xirnaayeen qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho. Ka hor inta uusan dhoofin Madaxweynaha ayaa Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda waxay u xireen Wadooyinka gala Isgoyska Km4, si aan loo beegsan Gawaarida galbineysa Madaxweynaha inta ay ku sii jeedaan Garoonka.

Madaxweyne Yusuf wuxuu sii mari doonaa Magaalada Nairobi, isaga oo kaga sii gudbaya Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, halkaasoo Maalinta isniinta uu kaga qeyb geli doono Shir madaxeedka Afrika.

Magaalada Qaahira waxaa ku sugan Wasiirka Arrimaha Dibada Dowladda Federaalka oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Arrimo dibadeedka Afrika, oo ahaa mid loogu gogol xaarayay kan Madaxweynayaasha yeelan doonaan Isniinta.

Lama soo sheegin wax weerar ah oo loo geystay Garoonka intii Madaxweynaha ka dhoofayay garoonka, waxaase muuqatay in amaanka aad loo adkeeyay goob walbana la dhigay Ciidamo.

Kooxaha kacdoonka ayaa weeraro la beegsan jiray marka Madaxweynaha dhoofayo ama soo degayo, waxaana labo jeer oo hore la beegsaday Kolonyada Madaxweynaha, taasoona si dirqi ah uu Madaxweynuhu kaga dhoofay Garoonka.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn