Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Xukuumadda Somaliland iyo Xukuumada Jabuuti oo dib u hawlgelinayo Xafiisyadii Xidhiidhinta labada dhinac....

   
june 25-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

War murtiyeed wada jir ah oo ay soo saareen Maanta Xukuumada Somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti waxay si wada jir ah u cambaaraynayaan duulaanka qaawan ee gardarada ah ee xukuumada Ereteriya ku soo qaaday Jabuuti..

Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wefdiga , ahna wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland mudane Cali Cilmi Geelle ayaa u qornaa sidan:.

War-murtiyeed wada jira , (Joint Communiqué), Safarka weftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu ku yimid Caasimadda Dalka Djibouti, waxa ay la xidhiidhaa in ay u muujiyeen Xukuummadda iyo Shacbiga Dalka Djibouti in ay la garab taagan yihiin, hiil iyo hoo-ba..

Is xog warraysi iyo wada tashi dheer ka dib, waxay labada dhinac isla qaateen qodobada hoos ku xusan:.

Waxay si wada jir ah u cambaaraynayaan duulaanka qaawan ee gardarrada ah ee Xukuumadda Ereteriya ku soo qaaday Xuduudaha Djibouti..

Waxa ay si wada jir ah ugu baaqayaan Labada dhinac ee Somaliland iyo Djibouti, in Xukuumadda Ereteriya si deg deg ah u joojiso collaadda ay ka dhex hurinayso labada shacab ee derisk ah (Djibouti & Eretria) iyo Gobolka guud ahaan..

Iyadoo ay Gobolka soo daashadeen colaado iyo dagaalo sokeeye oo illaa manta aan damin, looma baahna in dagaalo iyo colaado loo geysto Djibouti oo nasiib wanaag hore uga badbaaday Colaadaha naafeeyay Gobolka. Taas oo ay masuuliyadeedu gaar ku tahay Ereteriya.

Labada dhinac waxay isla qaateen in dar dar hor leh la galiyo xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah dhinacyada: .

Dhaqan-dhaqaale iyo Ganacsi,.

Nabadgelyada iyo Difaaca (gaar ahaan la dagaalanka argagixisada, Arrimaha qaxoontiga iyo isu socodka)..

Siyaasadda..

Si loo fuliyo arrimahaa kor ku xusan, waxa la isla qaatay:.

a).In dib loo hawlgeliyo guddigii wadajirka ahaa ee heerka Wasiir ahaa. Kullanka ugu horreeyana uu ka dhaco Djibouti bisha October 2008..

b) Xidhiidhinta Guddigaasi, waxa loo xilsaaray sidii ay horeba u aheyd labada Wasiir e Arrimaha Gudaha ee labada dhinac..

c). In dib loo hawlgeliyo Xafiisyadii Xidhiidhinta labada dhinac sida ugu dhakhso badan.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn