Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo ugu baaqay kooxaha afduubka ku haysta shaqaalaha hay’adaha samafalka inay si shuruud la’aan ah ku sii daayaan..............

   
june 23-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Golaha odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay kooxaha afduubka u geysanaya shaqaalaha hay’adaha samafalka Soomaali iyo caddaanba inay joojiyaan falalkaasi isla markaana ay si shuruud la’aan ah ku sii daayaan kuwa ay iminka afduubka ku hasytaan.

Afhayeenka golahaasi Axmed Diiriye Cali oo saxaafadda gudaha la hadlayay ayaa sheegay inay tahay wax lagu xamaado oo aan loo baahnayn in afduub loo geysto dadka u shaqeeya hay’adaha samafalka ee ku hawlan u gar-gaaridda barakacayaasha Soomaaliyeed oo ay dhibaato tii ugu ba’nayd iminka ay haysato.

Afhayeenka golahaasi wuxuu sheegay in in afduubka shaqaalaha ka tirsan hay’adaha samafalka ay sii kordhineyso dhibaatada shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa barakacayaasha, waxayna sababaysaa in hay’adaha samafalka ay ku dhiiran waayaan inay gar-gaar u fidiyaan dadka dhibaataysan mar haddiiba la bartilmaameedsanayo.

Sidoo kale guddoomiyaha isbahaysig dib-u-xoreynta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh oo shalay ka hadlayay kulan ballaaran oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa cambaareeyay falalka afduubka ah ee loo geysanayo shaqaalaha hay’adaha samafalka haddii ay yihiin ajnabi iyo haddii ay yihin Soomaali intaba, wuxuuna ugu baaqay kooxahaasi inay ka waantoobaan falalkaasi oo ay si shuruud la’aah ah ku sii daayaan kuwa ay iminka afduubka ku haystaan.

Ku dhowaad tobaneeyo ka tirsan shaqaalaha hay’adaha samafalka ayaa blihii ugu dambeeyay lagu afduubtay qeybo ka mid ah gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya kuwaasoo aan ogeyn xaaladdooda waxa ay ku sugan tahay, sidoo lama garanayo in kooxaha afduubka ku haysta ay yihiin kuwo dhaqaale raadis ah iyo inay ka mid yihiin kooxo ka tirsan kuwa siyaasadaha isku diidan ee gudaha dalka Soomaaliya.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn