Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Dagaal ka dhacay duleedka degmada luuq ee gobolka gedo oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed iyo ciidamo taabacsan...............

   
june 21-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Hal ruux ayaa inta la ogyahay kugeeriyooday midkalena waa uu kudhaawacmay dagaal kulul oo galabta kadhacay tuulo 25km ujirta degmada Luuq gobolka Gedo ee koonfur galbeed Soomaaliya.

Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kaladuwan ayaa udhaxeeya sida lasheegay maleeshiyo beeleed iyo ciidamo taabacsan maxakamadaha islaamiga kuwaasoo lasheegay ina y weerar kusoo qaadeen goob ay kusugnaayeen maleeshiyo beeleedkani oo ahayd goob isbaaro ah.

Waxaa sidoo kale lagu soo waramayaa in dagaalkan goobta uu kadhacay ay aad ugu dhoweyd goob ay fariisin kuleeyihiin ciidamada Ethiopianka ee kusugan degmada Luuq ee gobolka Gedo inkastoo aanan lasoo sheegin in ciidamada Ethiopia ay dagaalkani kaqeyb qaateen.

Sikastaba ha ahaatee dagaalkan ayaa saamayn kuyeeshay guud ahaanba meelaha ka agdhow goobihii uu dagaalku kadhacay ayadoona ay jirto cabsi ku aadan in aagaasi uu markale dagaal kaqarxo.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn