Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo dawladda Qadar ku eedeeyay inay amni darro ka waddo gudaha dalka Soomaaliya ..............

   
june 19-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Madaxwaynaha dawladda federalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo waraysi siinayay TV-ga afka carabiga ku hadla ee Al-jaziira ka hor intuusan ka ambabixin dalka Jabuuti ayaa ku eedeeyay dawladda Qadar inay xasilooni darro ka waddo dalka Soomaaliya iyadoo isticmaalaysa dhinaca siyaasadda iyo warbaahinta.

Madaxwayne C/laahi Yuusuf ayaa sheegay inay imaan doonto xilli ay dalalka Carabta kula xisaabtaan sida ay gacanta uga geysteen xasilooni darrida dalka Soomaaliya ka jirtay, wuxuuna ku tilmaamay in dawladda Qadar ay isticmaalayso siyaasad cadaad xambaarsan oo ku wajahan dhanka Soomaaliya, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay TV-ga Al-jaziira oo uu sheegay inuu janjeero dhinaca Mucaaradka.

Madaxwayne C/laahi Yuusuf ka dhawaajiyay in 10-ka bisha July ee soo socota kulan lagu qaban doono magaalada Makkah ee dalka Saudi Arabiya kaasoo uu sheegay in lagu rasmiyeynayo heshiiskii ay dawladda federalka iyo isbahaysiga Mucaaradka ay ku saxiixeen dalka Jabuuti, wuxuuna intaa ku daray in boqortooyada Sacuudiga ay kala hadli doonaan fara gelinta dawladda Qadar ay ka waddo dalka Soomaaliya.

“Ciidamada Itoobiya waxay dalka ku yimaadeen heshiis, wayna baxayaan marka uu dhamaado waqtiga loo qabtay, dawladda federalka ayayna quseysaa mar walba bixitaanka ciidamada Itoobiya, wayna dhacaysaa in heshiiskaasi ay ku baxaan” ayuu yiri madaxwayne C/laahi Yuusuf oo intaa ku daray inaysan jirin caqabado hor taagan heshiiska ay ku gaareen dalka Jabuuti, wuxuuna ku nuux-nuuxsadya in dhankooda ay ka go’an tahay dawlad ahaan inay meel mariyaan qodobada heshiiska Jabuuti.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn