Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Madaxweynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka warramay dagaalka Eritrea iyo heshiiskii somalida ay ku..............

   
june 18-008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Wareysi uu Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, siiyey BBC ayuu ku sheegay inuusan jawaab waafi ah u heyn sababta ay Eritrea usoo weerartay dalkiisa.

Mar la waydiiyey in laga yaabo in weerarka Eritrea uu salka ku hayo soo wareegista ay qaar kamid ah xubaha Isbaheysiga Dibu Xoreynta kasoo guureen dalka Eritrea, oo ay saldhig ka yeesheen Djibouti ay sabab u tahay, ayuu sheegay in, inkastoo taasi ay mala'awaal tahay, haddana ay tahay arrin lala yaabo, maadaama ay Djibouti u aragto Somalia dal ay bah yihiin.

Madaxweyne Geelle ayaa xaqiijiyey inuu jiro heshiis xagga difaaca ah oo uu dalkiisu la leeyahay dalka Faransiiska, oo ahaa gumeystihii hore. Wuxuuse intaas ku daray in dalkiisu uu diyaar u yahay in askartiisu ay iyaga u dhintaan difaaca dalkooda.

Wuxuu kaloo madaxweyne Geelle soo dhaweeyey hadalkii dalka Mareykanka ee lagu cambaareynayey weerarkii ay Eritrea kusoo qaadday dalka Djibouti. Wuxuuse sheegay inuusan jirin heshiis xagga difaaca ah oo ka dhaxeeya dalkiisa iyo Mareykanka.

Dhexdhexaadin Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in dadaal dhexdhexaadin ah oo uu waday madaxweynaha Yemen, Cali Cabdalla Saalax, uu ku gacan-seyray madaxweynah Eritrea.

Dowladda Djibouti diyaar bay u tahay heshiis noocaas ah, ayuu yiri. Heshiiska Soomaalida.

Mar la waydiiyey waxa uu heshiiskii ay dhawaan kooxaha Soomaalidu kaga duwan yahay heshiisyadii hore, madaxweyne Geelle ayaa sheegay in beesha caalamku ay usoo gurmatay dalka Soomaaliya, uuna jiro dadaal gaar ah oo ay beesha caalamku ku doonayso in lasoo afjaro colaadda daba-dheeraatay ee Soomaaliya.

Madaxweyne Geelle ayaa si gaar ah u ammaanay ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Axmadou Walad-Cabdalla, iyo Boqortooyada Sucuudiga, oo uu sheegay inay daacad ka yihiin heshiisiinta Soomaalida.

Mar uu ka jawaabayey saameynta ay heshiiska ku yeelan karto kala jabka Isbaheysiga, ayuu madaxweyne Geelle sheegay in lala shaqeynayo ciddii nabadda dooneysa oo kaliya.

cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com.

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn