Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Qoysaskii ka barakacay dagaaladii ka dhacay bacadweyne oo xaaladooda laga dayrinayo

Janaury-07-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

DHAMAAN URURADA SAMAFALKA SOOMAALIYEED IYO AJAANIBTA EE KA HOWGALA DEGAANADA KOONFURTA MUDUG WAXAAN KA CODSAN INAY GARGAAR DEG DEG AH LASOO GAARAAN DADWEYNAHA KA SOO BARAKACAY DAGAALADA DHOWAAN KA DHACAY DEGAANADA BACAADWEYNE.

Qoysakaan ayaa gaaraya ilaa saddax kun oo qoys waxayna xilligaani ka cabanayaan baad la,aan haysata Cali Maxamed oo ka mid ah qoysaka ka barakacay deegaanadii lagu dagaalamay islmarkaan la hadalay

Qoysaskaani oo ka cararay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaano hoos yimaada dagmada bacadweyne ee koonfurta gobolka mudug ayaa xilligaani ka cabanaya xaalado isku jira caafimaad la.an hoyl,aan iyo arima kale deegaanada ay u barkaceen qoysaska ayaa waxaa ka mid ah xaar xaar,beycad .laanwoysi dhabat iyo deegaano kale ee ku heeran.

V.O.M.COM ayaa sheegay in qoysaskaani ay ka cabanayaan cuduro fara badan oo ay ka mid yihiin malaariyada tiifoowga shuban biyoodka iyo cuduro kale waxaana dhan kale qoysaskaani haysata xaalado nafaqo daro oo soo wajahdey caruur tooda.

Cali oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in deegaanadaasi aysan ku oo lin xaruma caafimaad islamarkaan waxaa uu ka codsaday haayadaha samafalka in gurmad dag dag ah ay la soo gaaraan  hase yeeshee wararka ka imaanaya deegaanka bacadweyne ee koonfurta gobolka mudug ayaa sheegay in wali ciidamada ay is hor fadhiyaan islamarkaana aysan jirin wax waan waan ah oo ay wadaan odayaasha waxgardka culumaaudiinka ka soo jeeda deegaanadaasi inkstoo la filan karo in ay isku dhacaan labadaasi maleeshiyo beeleed ee ishor fadhiya maadaam aysan jirin dhaq dhaqaaq lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadahaasi

Xigasho www.codkamudug.com, W/W.Liban Cajiib Xaaji

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn