Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Boqor Cismaan Aw Maxamud (Buur Madow) oo baaq ka soo saaray dagaalada ka socda degmada bacaadweyn nawaaxigeeda.....

   
April 05 - 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Boqor Cismaan Aw Maxamud (Buur Madow) oo la kulmay jaaliyadda beesha surre ee UK halkaasoo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay xiriirka soo jireenka e ka dhaxeeyay somalinad iyo beesha surre , waxaa intaas ka dib loo gudbay arrinta nabadeynta uu boqorku isku xilsaaray ee labada beelood ee walaalaha ee ku dagaalamay degaanada bacadweyn nawaaxigeeda.

Boqor Cismaan Aw Maxamud (Buur Madow) wuxuu ka codsaday beesha qubeys inay xabbada joojiyaan kana oggolaadaan waanwaanta nabadda uu isu xilsaaray.

Guddoomiyaha jaaliyadda beesha UK Mr.LIBAN CISMAAN COSOBLE oo ka jawaabay baaqa Boqorka wuxuu yiri nabadda aad siddo waan kaa yeelnay waana ballan waxaadna ogatahay inaad reerkan aad hor fadhido aad boqorkoodi tahay abaal hore oo nabadeed aad u gashay sida,TOWFIIQ,AFBARWAAQO,XERAALE GALGADUUD.

Boqor Cismaan Aw Maxamud (Buur Madow) waxa uu la ballansan yahay odayaasha beesha Saleebaan oo uu kala hadli doono Arrimaha nabadeynta ee uu ku howlan yahay.

Sidaas si la mid ah Boqor buur madow waxa uu canbaaraynayaa aadna uu uga soo horjeedaa cid kasta oo ku hawlan hurinta colaada iyo fidno abuurka ee diidan nabad ku wada noolaanshaha umadda Walaalaha ah .

Ugu danbayntii Boqorka wuxuu usoo jeedinaynaa labada beelood ee muranku u dhexeeyo inay ku qancaan oo ay u hogaansamaan go’aanka ay soo saaraan Gudiyada arrimaha dhexdhexaadinta ku hawlani.

.

COWSLAFIL.COM
.
cowslafil@cowslafil.com  

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn