Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Somali Humanitarian and Development Organization SOHDO

   
april 19- 2008 Cowslafil , galkacyo, Somalia .
 

Ururka SOHDO (Somali Humanitrian and Development Organization) waxuu ka howlgalaa gobolka Mudug, waxuuna xafiisyo ku lee yahay Gaalkacyo , Hobyo iyo Xarardheere . Ururka SOHDO waxaa wada shaqeyn ka dhaxeysaa Ururo caalami ah, kuwaasi oo kala ah

1-UNHCR.

2-NRC

3-OXFAM NOVIB

4-IRC iyo Ururo kale oo caalami ah. Ururka waxuu guud ahaan Gobolka Mudug ka qabtaa howlaha samafalka iyo horumarinta.



Gudoomiyaha Hey'adda SOHDO Abshir Ciise Dalab ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ka bilaabeen deegaanada Mudug sanandkii 2006, waxuuna si gaar ah u sheegay in deegaanku soo maray xilliyo kala duwan. Gudoomiyaha Hey'adda SOHDO Abshir Ciise Dalab ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ka bilaabeen deegaanada Mudug sanandkii 2006, waxuuna si gaar ah u sheegay in deegaanku soo maray xilliyo kala duwan..





Gudoomiyaha hey'adda ayaa ku warbixiyay in horaantii sanadkii 2007 ku dhaqaqeen xog uruurin ku saabsan xaalada nololeed ee dadka soo barakacay ee degan gudaha magaalada Gaalkacyo, taasoo ay iska kaashadeen Hey'adaha DRC iyo UNHCR..



Waxuu intaasi ku daray in hey'adu qeybisay qalab kala duwan oo loogu tala galay dadka soo barakacay, iyadoo qalabkaasina ka koobnaa Bustayaal, Bacaha Roobka iyo maacuun wax lagu karsado, Jirigaamo biyaha lagu dhaansado, arintaasina waxaa gacan ka siiyay UNHCR. 'Waxaa loo dhisay dadka soo barakacay Baraago biyood iyo Musqulo', sida uu yiri Abshir Xasan Dalab ayna gacan ka siisay hey'adda Diakonia Sweden..



Gudoomiyaha Hey'adda SOHDO Abshir Ciise Dalab ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ka bilaabeen deegaanada Mudug sanandkii 2006, waxuuna si gaar ah u sheegay in deegaanku soo maray xilliyo kala duwan..





Gudoomiyaha hey'adda ayaa ku warbixiyay in horaantii sanadkii 2007 ku dhaqaqeen xog uruurin ku saabsan xaalada nololeed ee dadka soo barakacay ee degan gudaha magaalada Gaalkacyo, taasoo ay iska kaashadeen Hey'adaha DRC iyo UNHCR..



Waxuu intaasi ku daray in hey'adu qeybisay qalab kala duwan oo loogu tala galay dadka soo barakacay, iyadoo qalabkaasina ka koobnaa Bustayaal, Bacaha Roobka iyo maacuun wax lagu karsado, Jirigaamo biyaha lagu dhaansado, arintaasina waxaa gacan ka siiyay UNHCR. 'Waxaa loo dhisay dadka soo barakacay Baraago biyood iyo Musqulo', sida uu yiri Abshir Xasa Dalab ayna gacan ka siisay hey'adda Diakonia Sweden.



Sidoo kale waxuu sheegay in bishii January ee sanadkii 2008 sameeyeen kormeer iyo u kuurgelida xaalada abaaraha deegaano la xiriira Hobyo iyo Xarardheere, iyadoo halkaasi ka taagneed abaar iyo xaalad caafimaad daro.



Hey'adda SOHDO ayaa markaasi isku xilsaartay in biyo qeybin gaarsiiso Tuulooyinka Kala-sooc, Gawaan, Qararow, waxaa kaloo daweyn caafimaad la siiyay ilaa 180 qof oo isugu jira haween, caruur iyo dad waayeel ah, oo ku nool tuulooyin kala duwan. waxaana intaasi dheer in tababar caafimaad oo socday Lix casho la siiyay dad u soo barakacay deegaanadaasi.





Head Office Galkacyo District Tel:+252-1-62313443.

Contact Persons Farhan A. Ahmed/ Abshir Isse Hassan Tel: +252-90-766766/252-90-751736 Email Farhaan74@hotmail.com Email Abshirciise114@hotmail.com.

p align="justify">cowslafil,news,network (CNN)
.
cowslafil@cowslafil.com  

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn