|
Soomaalida waxay ka aqli badan yihiin afrikada timo-adeyga 200 oo jeer.Soomaalida waxay ka caqli badan tahay carabta 100 jeer sidoo kale soomaalidu waxay ka aqli badan yihiin itoobiyaanka 60 jeer..
Taasi waa cilmi baadhis ay suubiyeen dalal badan oo Reer galbeed ahi uguna horeeyaan Ingiriiska si ay uga salgaadhaan qaab dhismeedka maskaxda soomaalida. jinsiga soomaali waa jinsi aad u firfircoon oo lagu yaqaano tayo iyo waxqabad una sii dheer tahay geesinimo xad dhaaf ah. taariikhda soomaalida oo dib loo raaco ayaa lagu arkayaa in astaamahaas kor ku qeexani yihiin kuwo xaqiiqda xiriir la leh waxaana tusaale gaaban inoogu filan qodobadan soo socda oo tiir u noqonaya hadalka dulucdiisa..
1. ummadda somaaliyeed diinta islaamka iyaga ayaa ugu horeeyey wax qaata walibana magangalyo siyaasadeedna u fididay asxaabtii ..
2. soomaalidu waxay xiriir joogta ah la lahaayeen xukuumaddii fircoon oo taariikh 10,000 oo sano leh ku fadhida..
marka faraaciintu dhulka soomaaliyeed ugu magac dareen dhulkii ilaahyada ama dhulkii udgoonaa waxaa ay u muujisay in dadkani yihiin dad ka horeeya dadyowga kale ee adduunka ku nool.taasina waxay keentay in soomaali xiriir la suubsato awooddaas iyada ahi ee markaas adduunka ka jirtay ..
3. soomalidu waxay dagaal cad la gashay awood ka itaal badneyd oo ay ka mid ahaayeen ingiriis, faransiis, talyaani, boortiqiis , mareykan iyo waliba amxaaro oo adduunka oo dhami taageerayey. sayidka kaliya ayaa 21 sano dagaal kula jirey ingiriis, faransiis, talyaani iyo amxaaro illaa soomaaliya noqoto dalkii ugu horeeyey ee diyaarad lagu soo weeraro 1919kii .
4. soomaaliya waxay ka midka tahay dalalka hiddaha iyo dhaqanka goonida u ah oo walibana afka soomaalidu ku hadlaan xambaarsan yahay sugaan iyo hadalo waaweyn oo murti lihi kana horeeya afafka adduunka ka jira sida ingiriiska, talyaaniga, faransiiska iyo kuwo kale oo badan.
cowslafil.com
.
email: cowslafil@cowslafil.com.
|