Isagoo ka hor hadalyey Aqalka Odayaasha dalkaasi
mareykanka Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika
ay u xilsareen xasradaha ka jira ee loo yaqaano
Africom Jeneraal William Word ayaa waxaa uu shaca
ka qaadey in xiligaan ay ciidamadiisa diyar u yihiin
in ay gacan ka geystaan sidii dolwada Soomaliya
ay gacanta ugu dhigi laheyd dalka siiba caasimda.
Sarkaalkaan ayaan u sheegin Odayaasha dalkaasi
mareykanka qaabka ciidan ee ay donayan in ay ku
gargaaraan Dowlada Soomaliya balse waxa uu shegay
in ay ogyhiin in ciidamada dowada ay diyaar garow
u galeen sidii ay gacanta ugfu dhigi lahayeen muqdisho
ayna gacan ku sinayan mareykanku ciidan ahaan.
Warkaan aya waxa uu ka danbeyey xili dhowaan ay
soo baxdey in dirado wax duqeeya uu mareykanku ku
taageerayo Dolwda sida ay Qortey Saxafada mareykanka
qaarkood oo yiri hadii dagaal dhexmaro dowlada mareykna
aya kor ka duqeynya Xoogaga Mucaradka goobaha ay
joogan.
Sidoo kale warkaan aya ku soo beegamaya xili madaxweynaha
soomaliya Shiikh shariif Shiikh Axmed uu London
ka shegay in ay soo dhaweynayan dedaalkasta oo lagu
taageerayo dowladiisa dagalka ay kula jirto mucaaradka
ka soo horjeda siiba dalka mareyklanka warkla ka
soo baxey ee dhinaca ciidamada la xiriira.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com