Wararka laga helayo deganka bacadweyne ayaa waxa
ay shjegayan in dagaal xoogan uu ka qarxey deganka
Bacadweyne duleedkiisa Koofureed ka dib weerar ay
ku soo qaadeen Maleesho ka soo jeda deganka camara
ee beesha saleban .
Dagalkaan ayaa waxa warki ugu danbey ay shegayan
in qasaraha ka dhashey uu garayo ilaa labo qofood
oo meydkooda lagu arkey goobhii lagu dagalamey iyo
dhawaca aan ilaa hada la xaqiijin inta uu yahey
ilaa hada wallow uusan wali istaagin dagalka uuna
socdo
Dagalka ayaa ku bilodey ka dib weerar saf balaar
ah lagu soo qaadey gudaha magaalada Bacadweyne kaas
oo loo adeegasayey hubka madaaficda iyo midka daadiika
saarar ka dibna ay ay iska cabin xoogan kala hortageen
dadkii deganaa magalada Bacadweyne ayna sida la
shegay dib iska rixeen Maleeshiyadii weeraka ku
soo qaadey hadan uu ka socdo meelo si aada uga durugsan
halki uu ka bilodey sida ay inoo xaqiijiyen warar
aan ka helney gudaha Magalada Bacadweyne.
Waxan waraku shegayan in sidii hore aanu dagalku
ku socon hada balse uu ka yara qaboobey ka dib weerarkii
saakey lagu qaadey gudaha iyo hareeraha magalada
bacadweyne oo dagalka xoogisa uu dafaha magalada
ka dhacey hadan ay sii yaraaneyso xabada dhaceysa
wallow ay jiraan wali shanqarta rasaasta
Beelaha halkasi ku dagalamaya aya mudo sanad ku
dhowaad ah waxa ay dagaalo ku dhexmarayeen deegalo
hoos yimada deganka Bacadeyne oo oo inta badan weeraro
lagu soo qadyey sida manata oo kale kuwaas oo dhamantood
sababey dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan iyo
beero iyo guryo lagu gubey.
Waxaana jira baaqyo aad u farabadan oo ay soo sarayan
qeybha bulshada balse aaneu jirin cid dhag jalaq
u siineysa oo doonaysa dagaladun ay wali si socdaan
aydoo magaaloyinka qarnba laga daremayo gurmad loo
dirayo halkaasi oo ka fog mesha dgalku uu ka dhacyo
ee deganka bacadweyne kaas sii shidaya dhibaya jirta
xiligan ee u dhaxeysa beelaha Saleebaan iyo Qubeys
oo kal soo kala Jeeda Beelaha Habar Gidir ee Hawiye
iyo Qubeys oo ka soo jeeda Surre Direed oo isku
haya sida laga warqabo dhul ay ka qodanyhiin barago
oo labada dhinacba ay ku leeyhiin halkasi laguna
magacaabo Hildooyaale.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com