Gudoomiye ku xigeenka baarlamanak Soomaliya Cisman
Cilmi Boqore ayaa shaca ka qaadey in aysanwax wargalin
aka heyn ilaa 10xildhibaan oo la shegay in ay hada
ku suganyihiin caasimada Puntland ee Garowe oo ay
xitaa shaley kulamo albabadu u xiranyihiin kula
qaateen Madaxda maamulkaasi.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa shegay in aysan haba
yarate wax warbina ila hada ka heyn xildhibanadaan
iyo cida halkaasi ay u tageen iyo qaabka midna lakin
ay jiraan hada xildhibanadaas ayuu hadalkisa ku
soo gaabsade.
Dhanka kalena waxaa Xildhibandaan oo markii hore
kaga yimid Puntland oo ay ka soo jeedaan Nairobi
Kenaya oo mudadii ugu danbeysey ay ku sugnayeen
waxan ay halkasi durba ka bilaabeen in ay kumalo
albaadu u xiranyihiin la qaatan msuuliyuiinta maamulka
Puntlanda ee ay horey uga soo biireen Dowlada.
Xildhinada hada ku sugan ee kulamada la leh maamulka
puntland ayaa waxa hugaminya xasan Abrshir faarax
oo sida uu shegay Wasiirka warfafinta maamulkasi
uu shegay in ay u yiamdeen sidii ay iskugu soo dhoweyn
lahayen Dowalada dhex ee Soomaliya iyo maamulka
Puntlanad oo xili sii horeysey uu soo kala dhexgfaley
muran.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com