Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Alahlu Sunah waljameeca oo shaac ka qaadey in ay dhiseyso Maamulada degmooyina hoosyimad.
March-09-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Abuu yuusuf oo ah Afhayenka koxda Ahlu Sunah waljameeca ayaa shegay in ay dhisi doonaan maamuladii herka degmo ee gobaha ay gacanta ku hayaan Maamulka Ahlu Sunah waljameeca ka dib markii dhowaan la dhisey maamulki guud.

Afhayenka ayaa shegay asagoo ku sugan Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud in ay sida ugu dhaqsiyo badan u magacaabi Doonan xiliyada soo socda Maamulda Degmooyinka Hoosyimda iyakooo kala tashanaya dadka degnka iyo qabiiladka degan Degmooyinka.

Sido kale waxaa uu shegay in ay hakayey dhisma Degmooyinkaas ka dib marki uu hakadku ku yimid kulnkii Culumada Ahlu Sunaha uga Socdey Cabidwaaq lakin hada la soo afjarey sidaas ay howsha ku dhameynayan xiligaan

Sidoo kale magacaabidaan aya ku soo aadeysa xili ay jiro Heshis ay wada galeen dhowaan Ahlu Sunah waljameeca iyo Dowlada oo ka dhacey Adis Ababa iyo xitaa xili qaar ka mida ay ku suganyihiin magalada Muqdisho Ahlu Sunah
E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn