Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
30 burcad badeeda ah oo ay qabteen ciidamada faransiiska mudo 3 maalmood gudahooda
March-08-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia
warbixi ay soo saaren ciidamada bada ee farasiiska ka jooga xebaha Gacanka iyo bawdeynta Hindiya ayaa shegay in ay qabteen 30 burcad badeda oo ay ka qabteen biyaha xeebaha dalka soomaliya.

Markabka dagalka ee lagu magacaabo nabas ayaa shegay in ay qabteen 3-di maalmood ee la soo dhafey ayaa waxaa qabtey ciidamada faransiiska iyo kuwa Spain oo gacan ka siiyey dhinaca muqaabaraadka waxan inta badan laga qabtey bada u dhaxeysa Soomaliya iyo Yaman.

Dhanka kale waxa la siidaayey markab kaluumeysi oo laga leyahey dalkasi Thailand shirkadaha kaluumeysi mida ugu weyn kaas oo laga dhiibey lacag gaareysa 3 milyan oo Dolar sidaas lagu siidayey waxana la soo qabtey bishii November ee sandki la soo dhafey ee 2009-ka.

Waxan la ogyahey in marakiib farabadan oo kale ay ku jiraan gacanta bucad badeeeda iyo waliba labo lamane oo u dhashey dlakasi ingiriiska oo si weyn looga qeyliyey sii heysashadooda walaac badan keenatey.

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn