Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Saudi Arabia oo dalalka Badda Cas kulaalal ugu baaqay inay sameeyaan awood isku dhafan oo la dagaalanta afduubka maraakiibta

June 30-2009 Cowslafil-Muqdisho- Somalia

Dowladda Saudi Arabia ayaa waxay sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan falalka afduubka maraakiibta xeebaha Soomaaliya iyo biyaha ka baxsan taasoo sabab u noqotay in xeebaha Badwaynta Indiya iyo Badda Cas ay noqdaan kuwo ugu halista badan ee dunnida oo lagu ugaarsado maraakiibta ganacsiga iyo kuwa kale ee xamuulka qaada.

Taliyaha ciidamada badda ee Dawladda Saudi Arabia Admiral Amiir Fahad Bin Abdullah ayaa waxa uu ka sheegay kulan ay yeesheen qaar ka mid ah taliyaasha Ciidamada badda ee dalalka ku bahoobay guddiga wada shaqeynta gacanka iyo badda Cas oo looga hadlayay sidii loo joojin lahaa dhibaatada burcad badeedda ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u dhibeyso Sacuudiga xaaladda dalka Soomaaliya ayna Soomaalida ugu baaqeyso inay heshiiyaan.

Amiir Fahad Bin Abdullah wuxuu sheegay in kulankaasi uu kaga dalbaday dhammaan dalalka ku dherersan Badda Cas ugu baaqay inay sameeyaan awood isku dhafan oo la dagaalanta falalka afduubka maraakiibta taasoo noqon karta waddada kaliya ee looga takhallusi kara weerarada sii kordhaya ee kooxaha afduubayaasha maraakiibta biyaha Soomaaliya.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com

Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn