Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Puntland oo Hawlaha tahriibka iyo afduubka maraakiibta xeebaha gobolladaas sheegay in aysan waxba ka qaban karin

June 30-2009 Cowslafil-Muqdisho- Somalia

Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu markii ugu horreysay shaaciyay inaanay awood u lahayn oo ay u caal waayeen hawlaha tahriibka ee sida xawliga ah uga soconaya deegaano ka tirsan gobolka Bari iyo falalka afduubka maraakiibta xeebaha gobollada Maamul goboleedka Puntland oo haatan lagu haysto dhowr maraakiib oo laga doonayo lacago madax furasho ah.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Maamulkooda uusan awood u lahayn inuu ka hor tago hawlaha tahriibka ee ka soconaya deegaano hoos yimaada gobolka Bari halkaasoo ay maalin walba ka baxaan boqollaal tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan kuwaasoo safar halis ah oo dhinaca badda isaga kala goosha biyaha u dhexeeya dalka Yemen iyo xeebaha gobollada Bari ee Puntland.

C/rashiid Maxamed Xirsi waxa uu sheegay in kororka tahriibka ee xilligan ay sabab u tahay deggenaansho la’aan iyo colaad baahsan oo ka jirta koonfurta Somaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho halkaasoo ay maalin walba isaga soo cararaan boqollaal rag, dumar iyo caruurba isugu jira, wuxuuna dhinaca kale sheegay in tahriibka uu noqday hawl maalmeed ay shaqo ka dhigteen rag iskaashaday oo samaystay doomo kuwaasoo mararka qaar tahriibayaasha ku qasba inay ka degaan doomaha meel ka fog xeebaha dalka yemen.

Guddoomiyaha baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa dhinaca kale sheegay in falalka afduubka maraakiibta xeebaha ku dherersan gobollada uu ka taliya maamulkooda uu sii kordhayo oo aysan awood u lahayn inay ka hor tagaan kaligood, wuxuuna intaasi ku daray in maamul goboleedka uu qaaday tallaaboyin wax looga qabanayo falalka afduubka balse aanay sidii la rabay waxba uga qaban sababo badan oo jira awgeed.

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn