Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Uganda madaxeynaheeda oo taageerada militari oo maraykanka ugu deeqay Soomaaliya ay soo dhaweynayaan

June 30-2009 Cowslafil-Muqdisho- Somalia

Madaxweynaha dawladda Uganda Yueri Moseveni oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Kambala ee xarunta dalka Uganda ayaa waxa uu si diiran u soo dhoweeyay taageerada militari ee ka kooban hubka iyo saanadda oo ay xukuumadda Washington ugu deeqday dawladda federalka Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay dalalka kale ee caalamka inay ka shaqeeyaan sidii loo dejin lahaa xaaladda dalka Soomaaliya.

Yueri Moseveni wuxuu sheegay in arrimaha la xiriira taageero militari oo loo fidiyo dawladda federalka Soomaaliya uu kala hadlay saraakiil sar-sare oo Afrikaan ah kuwaasoo sheegay inay iyagana sameeyeen ballan qaad ku aaddan taageero dhaqaale, mid militari iyo loojistiko, wuxuuna intaasi ku daray in dawladdiisa ay diyaar u tahay inay sii waddo taageerada ay u fidineyso dawladda federalka Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Uganda Yueri Moseveni wuxuu daboolka ka qaaday in dal kasta oo xubin ka ah Qaramada Midoobay iyo urur goboleedyada kale ay u furan tahay inuu intii karaankiisa ah ka qaato taageero loo fidiyo dawladda federalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay inay tahay dawlad sharci ah balse ay aan awood badan lahayn oo u baahsan kaalmo dhinacyo fara badan leh.

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn