Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Golaha Senate-ka aqalka Maraykanka oo kula taliyay Madaxweyne Barak Obama inuusan fara gelin toos ah ku samaynin dalka Soomaaliya

June 29-2009 Cowslafil-Muqdisho- Somalia

Golaha Sanate-ka Aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa waxa ay cadaadis ku saarayaan Madaxweynaha Maamulka cusub ee Maraykanka Barak Obama in uusan ku fududaan inuu faragelin toos ah ku sameeyo dalka Soomaaliya ama uu ciidamo u diro iyagoo hoosta ka xarriiqay cawaaqibta taasi ka dhalan karto haddii ay dhacdo.

Golaha Senate-ka Maraykanka waxay tusaale u soo qaateen guul darradii Maraykanka uu kala kulmay faragelintii uu ku sameeyay Soomaaliya sanadkii 1992-dii markaasoo ay dagaal faraha looga gubtay la galeen taageerada mid ka mid ah hoggaamiye kooxeedyada Soomaaliya, kaasoo sababay geeriday ilaa 18 askari oo qaarkood lagu jiiday waddooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho.

Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka uu ka dhawaajiyay inaysan aqbali karin inay Soomaaliya ay hoy u noqoto koox uu ku tilmaamay inay yihiin xagjiriin si toos ah xiriir ula leh aragaxisada, sidaas darteedna ay waddo kasta ay u marayaan sidii ay taasi uga hortagi lahaayeen haddii ay ahaan lahayd taageero ay siiyaan dawladda federalka iyo inay si toos ah ugu lug yeeshaan duqeyn dhinaca hawada ah oo lagu sameeyo baro ay kooxahaasi ku leeyihiin Soomaaliya.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn