Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Nin ganacde Caan ah oo lagu diley shaley degaanka black Sea ee Muqdisho

July-02-2009 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Waxaa shaley Abaarihii 5: galabnimo lagu diley Aragaarka Black Sea qeyta shidaalka Ganacsade lagu magacaabi jirey Maxamuud Maxamed Rooble (faraweyne) oo ahaa raga sida weyn looga yaqaaney suuqa lagu magacaabo Cirtoogte ee hubka la iibiyo magaalda muqdisgo.

Dilka Ganacsadahan ayaa la shaagey in loo adeegasdey bastoolado xili uu ka soo rawaxey dhinaca shaqadiisa kuna sii jeedey gurigiisa, waxaan u geystey 3 nin oo ku hubeysan bastoolado sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal halkaasi ka dhowaa xiliga falka uu dhaayey, waxaana ay sheegeen in marki hore xabado lagu furey ka dibna markii uu dhacey inta ay la kor istaagen ay la dhaceen mar labaad.

Ragii dilka geystey ayaa la sheegey in ay ahaayen ilaa 3 nin oo dhalinyaro iyagoo dilka ka dib ka tagey goobtii islmar ahaantaana aan waxba ka qaadan sida ay xaqiijiyeen goobjoogayashu, waxaana markii danbe ka qaadey halkaasi dad garanayey marxuumka Maxamuud Maxamed Rooble (faraweyne) , waxaana ay sheegeen oo kale inaysan garanyn ilaa hada sababta rasmigaa ee ka danbeysa dilka loo geystey ninkaa ganacsadaha ah, isla markaasna aysan ayasan jirin cid ay sigooniya ugu ogyihiin in uu la shaqeynayey dhinacyada is haya ama tuhunsanyihiin in ay ka danbeyso dilkiisa ilaa hada.

Meydka ninkan ayaa waxaa la sheegay in isla xaleyba lagu aasey deegaanka Suuqa Xoolaha oo uu xaafad ahaan ka deganaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada loo yaqaan Cali Turcaaye Allaha U naxariistee
E-mail: cowslafil@cowslafil.com.

Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn