Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika oo maanta kulan ku yeelanaya magaalada Sirte ee dalka Liibiya

July-01-2009 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Sirta ee dalka liibiya uu ka furmo shirwaynihii 13aad ee Madaxweynayaasha dalalka Afrika kaasoo looga hadli doono ajeendayaal fara badan oo ay ka mid yihiin Mushkiladaha ka taagan dalalka Soomaaliya, Suudaan, Congo iyo muranka xuduudeed ee u dhexeeya dalalka Eritrea, Itoobiya iyo Jabuuti.

Kulankaasi ayaa waxa lagu wadaa inuu khudad ka jeediyo madaxweynaha dawladda federalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay xalay gaareen magaalada uu kulanka ka dhacayo, waxaana lagu wadaa inuu qudbaddiisa ku cusbooneysiiyo dalabka dawladda federalka ee ku aaddanaa in faragelin militari lagu sameeyo dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo saxaafadda la hadlayay markii uu tagay magaalada Sirta ee dalka Liibiya ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay in kulankaasi ay ka soo baxaan qodobo wax ku ool ah oo ku aaddan xaaladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale rajo ka muujiyay in hoggaamiyayaasha dalalka Afrika ee horay ugu yaboohay inay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya ay fulin doonaan yaboohooda.

E-mail: cowslafil@cowslafil.com.


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn